Daawo+Video;-Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Baaq kama Dambays Ah Udiray Maleeshiyaadka SNM (Video)
Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka Guud ee Maamulka Khaatumo ayaa markii uu shalay ka dagay gagida diyaarada Ee Sayid Maxamed Cabdule Interenational Airport ayaa shir ka hadlay xaalada Gud ee deegaanada Khaatumo, Waxaana sidookale uu ka hadalay Ciidamada Beesha isaaq ee sida Gardarada ugu soodulay deegnaada Maamulka khatumo inay sidag dag ah uga baxaan Deeganaadaas.
Garaadka ayaa sheegay in dadka khaatumo uu ka dhamaaday dulqaadkii islamarkaana aaanay dib ugu dulqaadanayan dhibaatada baahsan ee maleeshiyaadka somaliland ay ku hayaan shacabka Maamulka khaatumo.
Garaadka ayaa soo kale Dawlada somaaliya Baaq adag udiray isagoo kadhawaajiyay inay dawlada somaliya ka shaqayso sidii ciidamada Jabhada SNM Ay ugala bixi lahayeen ciidamadooda,isagoo intaasi raaciyay hadii aanay dawladu waxkaqaban inaan maamulka khaatumo aanay masuul ka ahayn Dhibaatada halkaasika dhacda.

KKKKKKKKKKKKKKK Walee Garaadkagayu waa geesi gesi dhalay war idoorow kaqaata kabihiina hadii kale futada ayaa xabad layndinkala dhacayaa kkkkk guuuuuuuuul khaatumo
garac garac dhalay somaliland maxaad ka qaadaysaa kaaagan wiil halgame anaga ayaa idin hsana idinkana kicimayno kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hoyadaa was maxadhaysankartaan watii maydkiinu uu ku qudhmayay soonaha kalshaale iyo xudun walee hada ayaa ladiin soojeestay wecelo yahow
Hoyadaa was maxadhaysankartaan watii maydkiinu uu ku qudhmayay soonaha kalshaale iyo xudun walee hada ayaa ladiin soojeestay wecelo yahow
inder halgame maxaad kala caytamaysaa gunta gunta dhashay maantana guul ayay gaadhaysaa maamulka khaatumo state allahu akbar alaahu akbar
anaga iyo iidoor sanadkan waa kii aanu kula bixi lahayn reer dreamland walle hadaysan sida ugu dhaqsaha badan kaga kuran bacahoda inuu meaydkoodu tiro beeli
ALKOLIISTE yuu beenta u sheegayaa orad ka soo saar hadii aad tahay Garadka
good ee dhulbahante waxa dagaalamaya waa bah hararsame adiga iyo cali khlif
waxaad meesha u jogtaan inaad habraha mareekaniyo yurub barafku ku dilay inaad lacagtooda ku cuntaan oo ilmaha caano loo waayo. tuk- waa tuk yaad been u shegaysan waxaa la yiri marka khamrada uu dalbanayo waxu yirahdaa aniga gabdha yar ii keena.
@ Burcaawi
Yaroo marti edeb leh ahow, haddii lagugu yidhi laascaanood baad haysataa been bay kuu sheegeen , laaska qawlaysato dhulbahante ah baa kugu baada oo bil walalba 382 000 oo doolar kaaga qaata khaatumana waxay ka masuul tahay in aan marnaba lagu aqoonsan fekerkaaguna iibsamin marka yaa khasaare iyo foosto daloosha buuxin ku jira kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk