afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:30 pm | Posted by moha

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun Tacsi Tiiraayo leh

Waxaa magaalada Garoowe ku Geeriyooday alle ha u naxariistee Axmed Bile Xasan Mahad
anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan Eheladii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee Axmed Bile Xasan Mahad isgana waxaanu ilaahay uga baryaynaa in ilaahay janatul Fardawsa Geeyo.
Wariye axmed Maxamed Nadiif
Cabdiqani Maxamed Nadiif
Hindi Maxamed Nadiif
Cabdale Maxamed Nadiif
Muna Maxamed Nadiif
Khadra Maxamed Nadiif
Carfi Xasan Nadiif
Faadumo Xasan Nadiif
Cabdi Xasan Mahad
Caydiiid Xasan Mahad
CabdiNaasir Xasan Mahad
Ayaan Xasan Mahad
Axmed Xaaji Cali Cabdilaahi
Saynab Maxamed Xasan Dayl
Caaqil Cawil Maxamed Xasan Dayl
c/fataax c/risaaq xaji xasan
Yuusuf Maxamed Rasaas  iyo DHamaan walalaiadiis iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaan Qayska Reer Bile Xasan mahad oo uu ka baxay alle ha u naxariistee Axmed Bile Xasan Mahad isgana waxaanu ilaahay uga baryaynaa in ilaahay janatul Fardawsa Geeyo.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM