afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:14 am | Posted by

War Dag Dag Ah-Shir Albaabadu U Xidhanyihin Oo Ay Saaka Wada yeeshen Golaha dhaqanka Khaatumo Iyo Saraakiisha Amaanka Kaasoo Uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Indha Sheel

Waxaa Saaka shir ku saabsan xaalada amaan wada yeeshay saraakiisha maamulka khaatumo iyo golaha dhaqanka waxaan shirkaasi kala qayb galay madaxweynah maamulka khaatumo indha sheel.

Ilo xogagaal ah oo ka agdhawaa saraakiisha aya Warbaahinta Afbakayle.com u xaqiijiyaya in loga hadlayaya maaanka guud wixii u qabsomay maamulka iyo sidii loo taaba galin lahaa hawlaha sida xoraynta iyo amaanka guud.

Dhanka kale waxaa lagu wadaa in ilaa bari laga taago caasimada maamaulka khaatimo idaacadii wararka ee maamula taasoo laga dhagaysan doono deegaano badan oo ay ka mid yihin maamulka khaatumo.

Shirkaas Wixii Kasoo Baxa Kala Soco Shabada Wararka Afbakayle.com Insha Allah Saacada Ha soosocda

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

8 Comments for “War Dag Dag Ah-Shir Albaabadu U Xidhanyihin Oo Ay Saaka Wada yeeshen Golaha dhaqanka Khaatumo Iyo Saraakiisha Amaanka Kaasoo Uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Indha Sheel”

  1. SSC WAA LOO DHASHAA
    December 6, 2012 - 11:21 am

    Walaalayaaloow, war badnida joojiya oo dadka ha ka hor dhicina ee
    sir lahaada oo waxwalba aad kashifaysaan joojiya.
    webabka SSC ee Khaatumo waa in ay ka waantoobaan wararka
    cadowgu ka faa’iidaysanayo. Haddii kale waxaanu idiin qaadanaynaa
    in aad tihiin dad jaajuusiin ah oo horgalada ka mid ah.
    Arrimahan oo kale lagama hadlo ilaa ay dhamaadaan oo dadka shirayaa
    ay soo ban dhigaan wixii ay u shireen ayna og’aansadaan in ay soo bandhigaa.

    Reply
  2. Moha khaatumo
    December 6, 2012 - 12:32 pm

    Waan kula qabaa fekerka sxb
    Hadii anan dhulkaygow dhux caddaawe kuu karin hadii anaan dhulkaygow dhiig kugu fooldhigin hadii anaan dhulkaygow gobanimada sodhicin khaatumo kamaandhalan maalkaga maan dhaqan caanihisa maan dhamin ciidana dhab uma lidin hadii anaan dhulkaygow gaajo kugu dhuubanan hadii anaan dhibaatada dhexda suunku ku adkayn hadii anaan dhaxantiyo milicdaba u dhernan khaatumo kamaan dhalan dhirta midhaha kamaan guran dhuunigaga mancunin kuma dhaqaaqin magacaga maalkaga man dhaqan caanahaga maan dhamin ciidana dhab umalihii

    Reply
  3. hamse wadani
    December 6, 2012 - 12:53 pm

    ilaaahow midnimada umadda woqooyi ha idin tuso si aynu ula doodi karno koonfurta aaamiin

    Reply
  4. isse
    December 6, 2012 - 6:19 pm

    shir waxba sheegi maayee dadka dhinac uun uga dareeriya baytal cadalahan ay tagan yahiin oo ama dagal galiya ama nabad keena hadal wan kasoo daalay Colaad ama Nabad labada mdi keena ismiadan anaag hana wareerinina warkiina cadeeya oo dagalka gala kuna dhinta jidia taga ama nabad noo keena oo heeganka naga saara

    Reply
  5. khatumaawi
    December 6, 2012 - 8:20 pm

    laftigiinu qol yihiinan isleh wax cid usheega dadka marka wax loo sheegayo aad looguma dheeraado si reer caqliyeeysan baa wax loo sheegaa laftigayga ma jeclaaysto wax yaalo po web leenu soo bandhigan lkn si segen wax aaynu isigu sheegno qof wacan jaajus laguma sheego

    Reply
  6. Gabar Sade
    December 6, 2012 - 11:39 pm

    Farxadaa ka badatay waaxayna. Jecelyihin in ay dadka reer khaatumo ruunta u sheegan walahi waan ku faraxsanahay goamdey ku socdaa. Khaatumo Markii lasameyaay marxaladey martay iyo manta meshay mataysoo ismalahan Masha Allah waa daadaleen vive khaatumo 2caadow oo aad uu dhaxeysan waad ka guuleysanaysaan waayo dhuulku waa kiinii ciidna kumiina dhuulkiniii

    Reply
  7. Xaaji
    December 7, 2012 - 1:45 pm

    Waxaan la yaabaa caqliga Dhulbahante, waa reer shir iyo hunguri jecel, waa reer nin walibaa doonayo in uu qudbeeyo oona la dhageeysto, waa reerka kaliya dhulkoodii iibsanayo oo hadana oranayo dhul baa iga maqan, waa reerka Soomaalida uugu salka fudud. Waa reer laabla kac badan hadan aan wax ku tarin.Waa reer maamul aan jirin sadax madaxweyne u sameeystey. Cajiib.

    Reply
  8. KAHTUMAWI
    December 7, 2012 - 6:41 pm

    ader xishod wax magard ayad tahye hadad caqli ledahy rer dhan o qarana afka kumad tagtene ilahy wuxu caqliga kusiyay inad sida san ugu fakarto waxad donto lagu mahadlo man gab ayad tahye

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM