afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:20 am | Posted by

Barnaamij, Garoonka Taleex, Qudbadihii, dareenka shacabka & Suugaan Yaableh (Top Video)

Iyadoo Dhawaan Ay gaadheen maagalada Taariikhiga ah ee Taleex Wufuud culus oo ka socotay Maamulka Khaatumo State, Kana Digeen Markii Ugu Horaysay Garoonka diyaaradaha ee Maagalaada Taleex ( Sayid Maxamed Cabdule Xasan International Airport) Ayaa waxaanu halkan ugu soo gudbninaynaa Dhamaan Umada Soomaaliyeed ee jecel horumarka dalkooda Barnaamij Dhinacyo badan oo dhaxal gal Ah..
Barnmaajikan Ayaanu ku Qaadaa dhigi doonaa, Wafdigii kasoo degay Taleex, Qudbadihii Ay Jeediyeen, Suugaan Cajiiba, & Sidoo kale dareenka Shacabka deeganada Ssc ee Maamulka Khaatumo  ay ka qabeen inay kasoo dagaan Dalkooda.
Waa soo saaristii Axmed C/qaadir Jabaan ( Axmed Darwiish )


Halkan Riix Oo Daawo Video-ga


Wabilaahi Towfiiq – Qalbigana Usiidaa 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM