afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:55 pm | Posted by

Qaarkamid ah Qaadwalayaasha laascaanood iyo Saraakiisha Maleeshiyaadka SNM Oo waxay garoon ugu yeereen laascaanood kawada.

Horgaladda Maamulka Hargeysa wakiilka oga ah ayna kamid yihiin ninka ugu magacaaban gudoomiyaha gobolka sool xaaji jeeniyare iyo cali qase oo isagana dhanka amaanka ugu qaabilsan maamulka iidoorka iyo horgale kale ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka garoonka diyaaradaha magaalada laascaanood

mashruuca garoonkan oo la siiyay maxamed jabuutaawi oo isaga qaadkiisa dhawaan lagu gubay duleedka boosaaso ayaa sheegay in isaga uu lahaa go,aanka dib u dayactirka garoonka,laakiin warar hoose oo ay heshay shabakadda afbakayle ayey ku ogaatay in maamulka hargeysa uu sad ka qaaday garoonka caalamiga ah ee taleex oo la sheegay inuu noqon doono garoonka ay isticmaalaan shacabka khaatumo

Xiligan Maleeshiyaadka siilaanyo ay Xaadhxaadhayaan Garoonkii Hore ee magaalada laascaanood ee Golayeedhay ayaa ku soobeegmaysaa Xili Garoonka magaalada Taleex Ay kasoodag tay Diyaarad waday waftigii reer khaatumo ee xamar ka soo kicitamay.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

5 Comments for “Qaarkamid ah Qaadwalayaasha laascaanood iyo Saraakiisha Maleeshiyaadka SNM Oo waxay garoon ugu yeereen laascaanood kawada.”

  1. fadumo khatumo
    December 7, 2012 - 8:07 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waryareheen mayaabteen hinasaha dhimashay ku dhawyihiinwalahay waxan layabay qajilaaad darada bal eega aqas waar noo dhisa waanu ubahanahay intanu xoraynayno sii wada inshalahu

    Reply
    • KHATUMO WAA LOO DHASHAA
      December 8, 2012 - 12:18 pm

      FAADUMO KHATUMO
      mansha allah
      ind ma la yaabtay. akhas caleehum. maxay 5 sanno ee hore u samaysan waayeen?. sakhraaminta wejiyada ka gubtay ee naagaha u ah snm ta iidoor ee
      aan diinta iyo iimanka midna lahayn. waa sida aad sheegtay fadumoy, ha inoo sii diyaareyeen.
      Waahay waxaan odhan lahaa, kuwaa meesha fadhiya waa in la toogtaa kuligood oo meeshay tagaanba looga daba-tago, waana in iidoorka laga hor mariyo sida ay hadaba uga soo horeeyaan.
      KHAATUMO HA WAARTO, SSC HA IS RAACDO.

      Reply
  2. Libaaxa khaatumo
    December 7, 2012 - 8:23 pm

    War nacas yahow ii doorwagaashka ah magaca dhul bahante mar danbe afkaaga yuusoo marin nac ladi hakugu dhacdee soo ragii ingiriis caabuday soo maahidin intaad is hortubteen ADAA CAADILEE NA AQOONSO

    Reply
  3. Warsame
    December 8, 2012 - 12:28 am

    Waaryadheheen ma Xillo IIdoor kuwii loobixiyay baa shir qudhun samaystay KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Horta intaydaan wax kale ka hadlin meherkiinii IIdoor udoonta.Walee marabida maalmo kooban baa uhadhay.

    Reply
  4. khaatumo kheyr
    December 8, 2012 - 6:42 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alla maseyr dhowaa ma naag baa oo hadaanay naago ahayn ma sidaasayba u maseyri lahaayeen waxaase is weydiin leh yaa ka soo degaya oo aaminaya ma qof ka soo degaaya garoon caalami oo taariikh badani dul taalo ayaa mid horgale xaagxaagayo lala simi karaa mayse horey ugu muuqan weydey oo ay u arki waayeen inta ay horu marka reer khaatumo daba ordayaan

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM