afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:16 am | Posted by

War Dag Dag Ah-Dagaal U Dhaxeeya Maamulka Galmudug Iyo Puntland Oo ka Socada Gaalkacyo

Waxaa  saaka aroortii madaafiic laga riday dhanka  maamulka  puntland  kuwaasoo lagu  riday dhanka maamulka  galmudug saacado  yar kadib ayaa waxaa ka  jawaabay  madaafiicdii maamulka  galmudug kuwaasoo soo u  jawaabay  maamulka galmudug waxaan  lasheegayaa n  dad ay ku wax yeloobayn .

 

 

Kadib waxaa bilaabatay   rasaasta  yar yar oo  labada dhan ay  is wedaarsanayaan  waxaan la sheegayaa in  labada dhinac     ay is weedaarsanayaan ilaa haatan kamaysan hadlin maamulka galmudug  iyo  puntland  waxaan   hada  cimaamadaha tuuray  odayaasha dhaqanka labada dhica

 

Wixi Warar ah ee kasoo kordha kala soco afbakayle.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “War Dag Dag Ah-Dagaal U Dhaxeeya Maamulka Galmudug Iyo Puntland Oo ka Socada Gaalkacyo”

  1. wiil dhulbahante
    December 8, 2012 - 2:30 pm

    waan ku faraxsanahay in walaalayaho reer galmudug ay laayaan oromada majeerteen ee xabashida iyo iidoorka dabada kuwata guul galmudug waxana idinka filanaynaa inaad cashar udhigtaan

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM