afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:19 am | Posted by

DAAWO SAWIRADA Masaajidkii uu ka dhacay qaraxii Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi

Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu kamid yahay Masaajida ugu waa weyn xaafada Islii ee magaalada Nairobi, waxaana dadka ku dukada lagu sheegayaa in ay aad ubadan yihiin.

Sida kaagga muuqata dhiiga banaanka daadsan waxaa uu ka dhashay qarax xalay lala beegsaday mudanaha laga soo doorto deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan Cabdi, oo masjidkaas kula hadlayay dad shacab ah.

Xildhibaanka yaa dhaawacmay halka qasaarahana uu la egyahay ilaa sedex ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac 10 kor udhaafaya.

Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in qaraxaas uu ahaa mid loola dan lahaa in lagu qaarajiyo xildhibaanka deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan oo ah siyasi Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

                                            SAWIRADA DAAWO

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM