afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:21 am | Posted by

DHAGAYSO: Wararkii ugu danbeeyay ee xaalada Caafimaadk xildhibaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan

Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan ayaa ku dhaawacmay qarax xooggan oo xalay lagula eegtay banaanka Masjidka Alhidaya Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

Riix Halkan si aad Xaalada Xildhibaanka udhagaysato.

Maxamed Shiine oo ah Sargaalka Xildhibaanka uqaabilsan Xaafada Islii ayaa sheegay in Mudanaha uu wali ku jiro isbitaalka isla markaana la daaweynayo.

Waxaa uu sheegay in qeybaha danbe ee jirka xildhibaanka dhaawac xooggan uu soo gaaray haatana dhaqaatiirta ay fiirinayaa in qaliin uu galayo iyo in kale.

Dhaawaca ugu daran waxaa uu kasoo gaaray labada lug oo jabtay iyo gacan soo gaartay dhaawac xoogan sida uu sheegay Maxamed Shiine oo haatan isbitaalka kusugan.

Qaraxii xalay ka dhacay Xaafada Islii ayaa ku dhintay ilaa 3 ruxu halkan ku dhawaad 10 kalana ay ku dhaawacmeen, waxaana qaraxan loola dan lahaa in lagu qaarajiyo mudana.

Xafiiska shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “DHAGAYSO: Wararkii ugu danbeeyay ee xaalada Caafimaadk xildhibaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan”

  1. KHATUMO WAA LOO DHASHAA
    December 8, 2012 - 12:28 pm

    su’aashu waa yaa ka dambeeya?
    anigu waxaan aaminsanahay in ay dadka gaalada ah ee kenya ka dambeeyaan
    ama dadka mooryaanta ah ee bilaabay nacaybka Daaroodka ee irir la baxay ay ka dambeeyaan ee jooga nairobi. Dadkaas oo uu madax maray xaasidka iyo nacaybka Daarood.

    Reply
  2. fadumo khayr khatuma
    December 8, 2012 - 6:06 pm

    walalaow maad ilwdeen cidkalena mahan alshabab horta mahan waa kiii uu wagi kabadiyey oo weli jciciirtii mesha lafadhiya o hargaysa iyo xamar iska fahanoo soo direen lacagatana hshirkada so dirtay de wad iska garanaysan waa i si kenya iyo darod laysugu dhufto waa dagal lagula jiro juboyinka waxi aqli qaba way fahmaayan se waye waa arin loo dhanyahay rag kasii waweyn baa lagu xejin doona lakin darod waa dacad ilahaybaa uhiilin saas ufahmayaqii

    Reply
  3. fadumo khayr khatuma
    December 8, 2012 - 6:08 pm

    ilahay isaga iyo intii la dhacawantay nabar xaqdarao hawga dhigo inti dhimatayna ilahay naxariis hasiiyo amiin ilaghaw ku cafi inshalahu aamiiiiin

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM