afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:17 pm | Posted by

Faah faahin:Nin caawa Lagu toogtey magalada lascanood ee Xarunta Gobolka Sool

Wararka Naga Soo Gadahay Magaalada laascanood Ee xarunta Gobolka Sool Ayaa Ku Waramaya in caawa lagu toogtey Nin kamid ahaa Dadka sida weyn looga yaqaan magalada lascanod.

Ninkani oo lagu Soo waramayo Inuu ka Tirsanaa Ciidamada silaanyo Ee sirdoon Ahaanta u joogay Magalada lascanod aya Lasheegay In Lagu magacabo Cabdiraxman(Nuune).

Ninkani oo kooxo Wajiga Suu Duubtay Toogteen Ayaa Lagu Soo waramaya inay kadib Goobta isaga baxsadeen

waxana Ninkani ka Mid ahaa Sirdoonka U Adeeg maamulka Silaanyo sida wararku Tibaxayaan.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

5 Comments for “Faah faahin:Nin caawa Lagu toogtey magalada lascanood ee Xarunta Gobolka Sool”

  1. ali jebiye
    December 8, 2012 - 11:02 pm

    laascaanood waa tebeyaa oo waanrabaa insanadkan aan kunoqdo iyadoo uu kataliymaamulgoboleedka khaatumostd oo runahaan loobaahanyahay oo in marhore la doorto oo aan laysku halayn qoodh iyo xeralaawe benaale iyo mujrimiin biidhiqaate yaal mafekereyaal laascaanood waxaa loo adeegsadey sadex reer oo udhashay deegaanka oo laascaanood u sahley in laqabsado marka lagatago munaafaqadii ssdf iyo doqokii cade iyo maamulkiisa oo burburiyey expuntland kanmaanta joogana waxay ciir wada cabeen ina calishiraha taleex kanaxay kadib markuu khaatumostd kuguulaysatey in taleex caasimada khaatumo noqotay oo garoono khaatumaysan oo diyaaraduhu kahaadaan iyo kuwo aykasoodegaan intaba laga fuliyey waqtiyar oo aad u kooban doqoneey dabkaa ba yey viva khaatumostd and all soomaaliya

    Reply
  2. ali jebiye
    December 8, 2012 - 11:13 pm

    cali sandule ha lasheego mawaxuu doonayaa in laascaanood cibraan iyo soloyomadow goleheeda deegaanka kadhigo sida maanta kamuuqata burco oo habaryoonis looguxoogsheegtay lagana jafay oo dhuunta kuwa u dhintaa meel welba waajoogaan habaryoonisna waxaa ceebeeyey oo meelkasta kasaaray kuwo bilaadamiira oo sida biidhiqaate sandule fO AAD AADAN CADE XAABSADE IYO FATAALKA YAR EE JEENIYARE EE LAAYA DHALINTA KHAATUMOSTD

    Reply
  3. Ahmed khaatumo
    December 9, 2012 - 3:53 pm

    Jamac siyaad Wa Ayo ma isaaqbaa mise Waa dhulbahante go aan se lagama gaadhikaro Miyaa Garaad koodu yuu Garaad uyahayse aan warka kala cadayno runtana isu sheegno Ina Garaad Cali bahararsame xaguu ku ogaa waliba reer Garaad Ali waa ku Wa hargaysa tumane. Runta raga Kama nixiso dhulbahante run ha Isi sheego

    Reply
  4. keligiiduul
    December 9, 2012 - 10:26 pm

    axmed
    dhamaan waxaad halkan ku qortay waa dhab

    Reply
  5. ali jebiye
    December 11, 2012 - 12:58 am

    anigu waxaan oran lahaa jaamacsiyaad iyo bahararsame labadaba waxa halkaa geeyey horaa loo ogaa oo waxaan u bahanahay in sidhaba loowada hadlo oo loohoydo ninkii qaldamayba ama ninkii wax tirsanaya labda garaad been sheegimaayo waa rag adag oo waxay kusoobeegmeen meel goraygu kahadaafey oo ragii wada dhashay ninba meel bahal kucunay oo laleeyahay wer beynoow maxay wada jeeleen qoladii jaamacsiyaad iyo isaaq iyo warheedhee qoladii bahararsame iyo dhabaycadii maxaa u danbeeyey kolay wax iskadhicin maayeene markaas laba garaad jaamac ragdheh tolkoodna rag in loogaraabo goor hore dheh xaajadanina gogol jaamacsiyaad inta snm lajoogta iyo bahararsame inta SNM LAJAADI IN LOOQAYILO OO LOOGACAN HAADIYO MUDAN IN MAALKALE LAMARO MUDAN TOLKEENA KAMA MAARANO LAASCAANOODNA IYO DEEGAANADII DARAAWIISH DHASHEED DHAXLEENA WAXSAAS LAGU EEGTO MA MUDNA EE ILAAHOW AAN WAAGA WARAABECUNIN WAXAANA KUTALIN LAHAA IN MEELKALE IYO SIKALE WAX LOO EEGO MARKASTAANA LA KHAATUMOOBO OO MEESHA WAX BAA LAGA BIYO DIIDANYAHAY KII DOQONKIISA KATAGAA FARIIDKIISANA WAA KATAGAA EE OGAADA KOLAY DOQOMO MEELKASTA WAA LAYNOOGA SHAQAALAYSIIYEY OO BAHASHU HORAY INOO XUSHEY HADANA WELI WAACAYMANAA

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM