afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:52 pm | Posted by

Gabadhii Hindistay Calanka Khaatumo State Oo Waraysi siisay warbaahinta(Dhagayso Waraysiga )

Waxaa waraysi  qiimo badan aan la yeelanay   halyeeyad  roodo Xasan  cali aw yusuf oo ah  gabadhii hindistay   calanka  quruxda badan ee khaatumo state  of somalia  gabadhaas ay waxaa ay ka warantay dareenka  ku abuuray samaynta  calanka khaatumo  iyo  inta ay ku qaadatay    calanka  waxadna modaa  in ay wadaninimadeeda  iyo  sida ay u jeceshahay  umada soomaaliyeed madama aysan ka tagin calankii  soomaaliya ee  quruxda ilaahay ku maneestay.

 

Sidoo  kale   waxaan idiin  soo gudbinaynaa  heestii  cusbayd  ee calanka khaatumo  halgakii loo soo maray  iyo  halgankii dheeraa   anagoo  ku samaysany calankii oo  hawada  damaashaadaya  hoos ka dhagayso heesta calanka  waraysigii rooda Xasan    cali  aw yuusuf .

 

Mahadcelin ayey   u dirtay maamulka khaatumo iyo shacabka reer  khaatumo  ee uga  soo hambalyeey  waxaan  ay  si  gooni ah u  xustay madaxwaynayaasha  khaatumo  kadib markii ay  soo waceen ugana mahadcesheen samaynta calanka khaatumo  hadalkeeda waxaa ay ku  soo afmeertay  in ay  muujiyaan isku  duumni  iyo  in  ay fadhiga ka kacaan oo  wax walibo oo la qaban karo laqabto  si maamulku uu hormar u gaaro  shacaka  reer khaatumana waxa ay ka  codsatay   in ay  ilaashadaan qadiyadooda.

Halkan riix oo dhagayso Waraysiga Oo Dhan

Xafiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Gabadhii Hindistay Calanka Khaatumo State Oo Waraysi siisay warbaahinta(Dhagayso Waraysiga )”

  1. Cabdi khaatumo
    December 9, 2012 - 10:46 am

    Hanbalyo rooda
    Tariikhdaad gashay oo halyeeyad muwadin baad tahay

    Reply
  2. Madar Sagagi
    December 9, 2012 - 1:28 pm

    gabadhu fikirka fiican waxeyba kaga dartay quruxbadnida
    marka waxay iskudarsatay 1} caqli badni 2}quruxbadni
    wadaninimo geesi nimo
    marka gabadha waxaan leenahay hambalyo gabadh wacan baatahaye

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM