afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:44 am | Posted by

Horgale Cali Qase Oo Qaarkamid ah Saxaafiyiinta Laascaanood Ugu Hanjabay Inuu Dili doono haday Waxwara kadiraan laascaanood

Wararka naga soogaadhaya magaalada laascaanood ee xarunka gobolka sool ayaa sheegaya in ninka ugu magcaaban taliyaha gobolka sool ee horgale cali qase uu warbaahinta magaalada laascaanood ka hawlgasha uu u hanjabay isagoo sheegay in hadii ay warar dambe kadiraan gudaha laascaanood ay la kulmayaan xadhig iyo jidhdil.
Sida uu kusoo waramayo Waramayo wariyaha shabada afbakayle ee magaalada laascaanood ayaa sheegaya inhorgale Cali Qase uu qaarkamid ah wariyaasha kahalgala uu khatka taleefoonka ugu soohanjabay isagoo ugu hanjabay inay haday warar ku saabsan maamulka khaatumo ay la kulmidoonaan Xabsi iyo Garaacmo aad u xun.
Cali qase ayaa malintii ay diyaarada soofadhiisatay kadib ay qaarkamid ah wariyaasha magaalada laascaanood ay direen warkeeda ka xanaaqay isagoo markii uu habeenimadkii daawaday warka uu taleefoonka ku wacay wariye cabdiqani Goox oo kamid ah wariyaasha magaalada laascaanood oo isagu kahawlgala tvga somalisat islamarkaana u sheegay inuu xidhan yahay oo oo yimaado jeelka laascaanood hadii uu imanwaayona uu ciidan usoo dirayo.
Xiligan uu horgale cali qase uu soo hanjabayo wariyaasha ku hadhay magaalada laascaanood ayaa kusoo beegmaysa xili Wariyayaal hore ay hore uga carareen gudaha magaalada laascanood halkaas oo u kala baxsadeen dalka gudihiisa iyo dibadiisaba

Xafiiska shabakada Afbakayle.com

laascaanood/sool

Fu,aad jaamac karaama

Afbakaylenews@ggmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “Horgale Cali Qase Oo Qaarkamid ah Saxaafiyiinta Laascaanood Ugu Hanjabay Inuu Dili doono haday Waxwara kadiraan laascaanood”

  1. KHATUMO WAA LOO DHASHAA
    December 8, 2012 - 12:11 pm

    In Laascaanood ay u rahmanaato dhawr horgale maaha. Waa in si deg deg ah
    loogu cadeeyo in aan loo fadhiyi doonin ee ay u diyaargaroobaan ama in ay isa soo
    dhiibaan ama ay iyagu ugu horeeyaan kuwa laga xoraynayo Magaala Madaxda SSC ee Khaatumo.
    Dadkii Laaska joogay waxaa lagu riday ‘TOOBIYAHA’ horgal-dabayaaca, waxayna u baahan yihiin in la badbaadiyo.
    Cali qase waa in qoorta loo dheereeyo haddii ay dadka cuqaasha ah ee masuulka hka ah maqli waayaan.
    GUUL KHAATUMO

    Reply
    • keligiiduul
      December 9, 2012 - 10:07 pm

      kjaatumo waa l/dh

      laascaanood xoreeynteeda waxaa hortaagan oo cagta hoosteeda geliyey laba garaad jaamac iyo dr cali khaliif.
      hada garo oo khaatumona iyagaa hogaamiya
      qabiilada snm laascaanood ku hayana iyagaa madax u ah
      hadaba waxaan la yaabanahay dhulbahante wax garadkiisii mee oo maxay la aamusan yihiin

      Reply
  2. Aar
    December 9, 2012 - 2:23 am

    Weggeey weger.

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM