afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:45 am | Posted by laascaanood

Dad Laga Qabqabtay Masjidul Jaamaca Magaaladda Laascaanood Salaadii Subax Ee Saaka


Maleeshiyaadka Somaliland ee magaaladda laascaanood ayaa saaka subixii hore dad ka qabqabtay masjidul jaamaca magaaladda laascaanood xili ay u socdeen salaadii subax ee saaka.

Ciidankan oo la soo dhoobay masaajidka jaamaca ayaa la arkayay iyaga oo qabanaya qofkii ka soo baxa masaajidka taas oo dareenka shacabka laascaanood ay diidan yihiin qof u kictimay salaadii subax masaajid lagala baxo

Falkan ayaa imanaya dilkii xalay loo geystay mid kamid ah dhalinyaradda magaaladda laascanaood oo habeenkii xalay lagu dilay koonfurta magaaladda laascaanood.

Falkan saaka ay sameeyeen maleeshiyaadkan ay ugaarsanayaan dadka ku tukanaya masaajida magaalada laascaanood ayaa ku cusub iyadoo horey loogu bartay inay guryaha u dhacaan

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Fu,aad Karama Jamac

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Dad Laga Qabqabtay Masjidul Jaamaca Magaaladda Laascaanood Salaadii Subax Ee Saaka”

  1. Libaaxa khaatumo
    December 10, 2012 - 3:47 am

    Cali khaliif waa halyeey reer khaatuma ah

    Reply
    • max,ud said {viva khaatumo}
      December 10, 2012 - 2:26 pm

      malayshiyaad kan
      waa lasoo af jari
      doonaa insha allah

      Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM