afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:31 am | Posted by

Dhagayso;-Qalalaasaha Siyaasadda Puntland Ee kasocda yaa lug kuleh (Cod)-

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ee idaacadda VOAda waxa uu ku saabsan yahay Qalalaasaha Siyaasadda,Eee Maamul-goboleedka Puntland.
Waxaa barnaamijka ka qayb galaya siyaasiyiin, waxgarad iyo aqoonyahanno ka soo jeeda Puntland iyo weliba qaar ka tirsan dhageystayaasha VOA oo ku dhaqan meelo
kala duwan oo caalamka ah. Martida barnaamijka ka qayb galaysa waxaa ka mid ah:

Marwo Caasho Geelle oo hore wasiir uga soo noqotay Puntland, Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mida Isimada deegaanka,

Cabdirashiid Aadan Seed oo la soo shaqeyey Xukuumadihiii Ku-meel-gaarka ah ee kala danbeeyey ee Soomaaliya iyo Burahaan Cabdinaasir Maxamuud oo ah aqoonyahan ka soo jeeda Puntland

Halkan riix Oo dhagayso Dooda VOA

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM