DHAGAYSO:-Prof. Cali Khaliif Galaydh Oo Waraysi siiyay VOA ayaa ka hadlay Arimo Badan oo khuseeya Maamulka khaatumo
Prof. Galaydh oo Uwaramayay Idaacada VOA ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Maamulka Khaatumo iyo xiriirka Somalia iyo dalalka dibadda.
Ra’iisal wasarahii hore Ee soomaaliya Dr cali Khalif galaydh Ahna Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Soomaaliya Ayaa Siweyn uga had lay xadaha Xiligani ee maamulka khaatumo waxaana uu sheegay in maamulka khaatumo uu yahay maamul madax banaan oo hoostaga dawlada somaliya.
Cali khaliif ayaa kawaramay deeganada Khaatumo state Of soomaaliya isagoona Sheegay Inuu Khaatumo tahay Maamul ka tirsan Soomaliya Ayna Xush Mad Ku leeyahiin Dowlada soomaaliya.
Mudane Cali Khalif Ayaa Sheegay inay Xiligani soomaaliya haysato Fursado aad U wanagsan Ayna nabad Ku heli karto hadii Bulshada isku tanasulaan.
Halkan riix oo dhagayso Waraysiga Cali Khaliif
Xafiiska shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakayenews@gmail.com

Ali khaliif xaasid weeye dhulbahante Isagaahalkaa dhigay tuug khaayina weeye hatago dhulkeena haduu run Sheegayo dagaala hagalo reerkii sana ciidan ha kakeeno Xaabsade Wuu Ka keensadaa mar Ka siillan uga baahato laakiin yuu waalin reer howdka waligii wuxuu ku beer laxowsadaa Cali gari baa idhalay Waa danahaaga khatumo ninkii xaday baa tahay mar labad ha na lugon tuug baatahay khaayin ah
asc
axmed khaatumo
waxaan u arkaa inaad sheegato magaca khaatumo sooqorat inaad tahay ee aadan ahayn nin reer khaatumo , marka khaayin iyo khaayin la aanba ali khaliif kuma yaqaan , hooyadaana mashukaansan , marka cidla hakadilaacin baan kuleeyahay
Ilayn adhi daasad Kama ilbaxo war cali guy had a dhinac nagaga iman haduu dagaalku ka dhabyahay ragu xabad bay Isuzu dhigayaane ha tago laascaanood haduu ubato Waa la xidhayaa Waa xildhibaan dawladeed siyaasaday ka mid tahay inaad geesinimo iska baadho Waa la soo deyn siyaasaduna si uun bay udhici
Waryaa Axmed kolayba caano baqay baad tahay, ka hadal tiina iyo XagalaDaacshe meesha uu jiro hadhuudhka isaaqu qaybinayo uruursada.
ahmed afkaaga iyo qalinkaaga midna maufiirsatay mase ogtahay in aakhiro lagu suaalayo waxaad ku hadleyso ama qoreyso hadii aad dhulabahnte tahay mid baan ku idhi haddaad cidkale oo meesha ka kaluumeysaneysana tahayna mid
1- hadaad reerka tahay ka xishood pro galeydh hana ugefin adigoon cidkale ixtiraamin naftaada ixtirimaan taasi waataa tan kale kabax reerka aad kala saar saareyso howd iyo nugaal iyo qabaailka aad magacooda ku galgalaneyso ogow waxa aad wadwadaa waa wixii reerku katashaday sheeko kale keen tani kaa socon maysee ,
2- hadii aad tahay qof reerka iska dhigayana carabtaa waxay ku maahmaahdaa
(( YAA BINTAL SANDUUQ KHABARAK FISUUQ )) taas macnaheedu waa gabadhii is qarineysayeey warkaagu suuquu yaal hadaad tahay ama SSDF ama SNM oo wax lagu soo cabsiiyey waad ku khasaaratay ee dib ugu noqo kuwii ku yidhi wax baanu ku bareynaa
VIVA KHATUMO STAE OF SOMALIA
axmed khaatumo
ninkan ma jirto maalin qudha oo uu hagar baxay dhulbahante
siyaasada soomaaliyana markii cabdillahi yusuf kaga adkaaday dhulbahante wuxuu u qaaday colaad xun. hadase wuxuu sameeystay taageerayaal badan oo uu ka soo ururiyey qurbaha wuxuuna ku dhisay khaatumo taleex,isaga iyo laba garaad jaamacba waa khaa imiin oo walaahi ah sababtoo ah waxay doonayaa in laascaanood baharsame iyo js ay isaaq ku hayaan. waayo waxay la dagaalsanyihii ugaadhyahanka xaga puntland.nimankanu waa beerka jecli xaydha jecli
laascaanood la xoreeyn maayo boqol goor buu yidhi cali khaliif.
hadase nasiibdaro nimankii snm laascaanood ku haya baa hadana khaatumo xukuma oo dhulbahantaha intiisa wax ma garatada ah meel walba lacag kaga uruursanaya
waxaan odhan lahaa waa in dhulbahante inta dantiisa jecel ay ka hadlaan idaacadaha oo nimankan dadka ka qabtaan
dr cali khaliif waa in loo cadeeyaa inuu dibin daabyada ka joojiyo dhulbahante
naagaha masaakiinta ah ee caydhii ay caanaha caruuta ugu iibin lahaayeen qalin shubatadu gacanta kaga dhufatay waa in layska qabtaa.
dhibaatada jirta qofkii hadla waxaa lagu shaabadaynayaa somaliland ama puntland
garaad jaamac imisuu daba cararayey puntland in wasiir baharsame ah uu ka helo markuu waayeyna xaabsade ayuu hargeysa u diray isna wuxuu fadhiistay saaxdheer
ka dibna ssc buu dhisay. mudo ka dibna isagaa baa’iyey.khaatumona isagaa fekredeeda lahaa hadana isagaa duminaya
siyaasada baharsamena waa mid fashilan oo iska cad.
wasaq ayad tahaye kawarn ma waxad mooday inan lagu garanayn maxad isaga dhigaysa camal mid reer khatumo ah waar ma waxad moday adookale dadka reer qadumo waa dad ilahay maskax iyo aqoon siistay manshalah ma qaldikartid kulaha cali khalif maxa ka quseeyo horgale wadal horgale ali sharfta dhulbahantuu wada waana halyayga aad joog iyo jiif uga dheerateen ila malintii uu wadanka cagaha soo dhigay
kkkkkkk mailowday welwelkii faraha badnaa waakii adigaba wax kaa dhigay iyadoo ka murugsan kuu iftiimiyey kharuman halgankeedu ku maqanyahay ee afkaaga uraya kala durug adokale masoo qadikaree uf shaqoyelo ader
ninka aad caayeysaa waa waa nin reer laascaanooda
cali khaliifna isagaa hortaagan xoreeynta laascaanood.
buuhooolena isagaa snmta odhan jirey hala weeraro oo wuxuu rabey in xaglatoosiye shacabku ku kaco.
cali khaliif haduu nin raga yahay car buuhoodle hatago
laascaanood yaa laga xoreeynayaa markuu lahaa muxuu u jeedeey
wuxuu u jeeday inuu raali kayahay laascaanood in isaaq iyo xaabsade ku amar ku taag leeyaan
anigu ku cayn maayo maadaama aad maga dhedig wadato aadna tahay gabadh dhulbahante oo inaadeertay ah isla markaana maskaxdeedi ku cabeeysantahay difaaca shaqsi keliya ama reer keliya
anigu waa ka gudbey inaan reer kayga difaaco.
waxaana ku balan qaaday qofkastoo dhulbahante ku danaysanaya inaanu fashilino
faadumo iska caytan aniga afkaygu haduu urayo waxaa jira meelo badan oo jidhka dumarka ku yaal laakiin hada diyaar uma ihi inaa dhankaas ka hadlo
kkk
afbakayle saxaafada xornimada haka qaadin
shaqsiga aad difaacaysona jooji
wixii dhulbahante dantiisa aa ka talinayn waa in aad ka gilgilataa oo ka hadashaa afbakaylow
@ahmed khaatumo xita sida troll loo noqdo ma garaneysid odey, reer baadiye computer soo horfadhiistey oo sida webka wararka looga akhristana shalay midi tusey ayaad tahay, markaas ayaad rabtaa inaad annaga iskaga kaaya dhigto mid reer khaatumo ah, xarfaha aad soo qoreyso ayaan fahmeynaa camii caga maydho oo seexo adeer rag aadan xitaa meel iskugu imaan karin hadal inuu idin dhexmaro iskadaaye intaad waxka sheegeysid, Cali Khaliif Galaydh waa halyeey Khaatumo xafiduhu Allah,
Ogeysiiiis Ogeysiiis
Qoraalada qaarkood waad iska fahmikartaa
Cadoowgii ayaa ku galgalanay. Iyagaa iska dhigay
Shacab reer khaatumo.
Janbalada qaarkii iska fahma.
Ilaah amarkiina cadoowga Kama dhamaadaan
Web-page kan comment-giisa.
Waad mahadsantihiin
Muwadiniinta khaatumo state
Wscwrwbr
Kaligiiduul=isaaqland
Nik name ayaa k granaysaa
Kali kali ileen waa qof caloosha buka afkiisa uraya
Ma dadbuu ku dhexjirikaraaba.
Adeer maxaa kaa galay adiga qadiya
Reer khaatumo.
Janbalkan yar aad la carareysid.
Kaligaa laduul
asc waan idn slmy marka hore hadaan fikir kayga dhiibto waxa weeye cali khaalif waxani dhab kama aha waana ninka halkaa na dhigay marka lagatago cali haduu daacad yahay hayimaado midakale cali waa ninka yadoo dhubahante oo dhami is raacsan yahay wax ka saxeeyay somalilnd kaligina aaday midkale haduu dacad yahay oo uu ahayn xildoon muu baharasame keeno dagaalka muxuu nacnacda u shubayaa yuuna anaga oo dhamaystirin nugu mar marsiyoon anaguna dhulkaya waa xoraysanaynaa wa
qofkaan kaligi duul labaxay ee sunta dadka kula dhex wareegaya fadlan qolada webka edit gareysa waxaan ka codsanayaa inaysan wax comment ah oo uu leehay aysan soo dayn waayo waxa uu wadaa sun uu kasoo qaaday fataalkii ina canbaashe iyo marwada labaad ee siilaanyo waa naagta lagu magacaabo ina xaabsade mida kale PROF CALI KHALIIF GALEYR ilaahey ha xafidee waa siyaasigeen waa aqoon hayan keena mana u qalmo qof xuma oo xoolaha ladaaqa oo uu soo dirsay ina canbaashe inuu halkaan ka caayo waana qofka labaxay kaligiduul malaha dumarka laascano iyo caruurtooda uu xabsiga ku guro ina canbaashi dibjir jeeni yare iyo inta lamidka ayuu ku duulaaye
kaligi duul hadaad nin reer laascaano ah tahey maxaa ku dhigey meesha maalin walba hablaha looga hoohinayo hadaad nin raga tahay cali wax kama aad sheegteen qoriga ayaad qaadan lahay oo aad duurka gali lahayd si aad maatada u xoreyso marka waan ku garanayaa cida kusoo dirsatey waxaana tahay fataal uraya sida dadka oo dhan sheegeen waxaa laysku raacay inaad ureyso
DR ALI KHALIIF GALAYDH OO QARXIYEY SHEEKADII SILSILADII EXPUNTLAD IYO SNM ee beesha ISAAQ wuxuu yiri lawadadhalay expuntland laakiin laguqad loona noqonmaayo in lawadaago maamuldanbe oo kayar somali weyn ilayn waa in INTAKLE MAROOTIBAA kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee galoolay waa sheegay kkkkkkkkkkkkkkkk ?