afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:08 am | Posted by

Ciyaaryahanka Dunida” Lionel Messi oo jabshay Record kii Muller ee 40 Sano kahor (Daawo Sawirada)

Messi ayaa Jabshay Record ka 40 jirsaday ee ahaa Goalasha ugu badan ee la dhalsho Hal sano Kulanki Xalay Barcelona 2-1 ay kaga Adkaatay Real Betis

Messi ayay 16 daqiiqo ay ku qaadatay inuu ka daba tago Record ka Rug cadaaga Germany Gerd Muller kaasoo dhalshay 85 Sanadki 1972 Marki Adriano uu usoo laaday kubad

25 Jirkan ayaa baasay Sagaal daqiiqo ka dib Muller kubad uu ka haley Iniesta

Laakiin Ciyaariyahanka ayaa Muhimada siinayay Kooxda Guusheeda Taasoo Barca Lix dhibac ka sii sara Marisay kooxda Kaalnita Labaad Atletico Madrid

Muhimadayda ayaa ah kooxda inaan kula Guulaysto Horiyaalo Spain La Liga Spain Cup iyo Champions League Taa ayaana Ka Muhimada Record kayda shaqsi ahaaneed

Xili Ciyaareedkii la soo dhaafay Wuxuu Goal dhaliyihi ugu Taariiqda Goalasha Badnaa Horiyaalka La Liga Markii uu dhaliyay 50 Goals Xili Ciyaareedkaas Wuxuu sidoo kale soo bar bareeyay Record Goal dhalinta Champions League Markii uu soo taabtay Shabaqa 14 jeer

Wuxuu sidan ku yahay Ninka ugu Goal dhalinta badan Taariiqda kooxda markii uu jabiyay Record ki Ceser Rodriguez ee 1940-1950

Tan ayaa la Macno ah inuu Naqan karo dooqa FIFA Ballon D’or ee uu kula Tartamayo C,Ronaldo iyo Iniesta

W/D Wariye Yaasir Cagod
Queestown S/Africa
Yaasir00@hotmail.com




Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM