Daawo+Sawiro;-Wafi Balaadhan isugjira Madax Dhaqameedka khaatumo Iyo Qurba joog ayaa Gaadhay Degmada Boocaame
Waxaa shalay magaalada Booacme Ee gobolka sool Gaadhay Qaar kamid ah Golaha Isimada Maamulka Khaatumo Ee dhawaantan kaso kicitamay Caasimada Moqdisho.
Wafitdan ayaa Isimada iyo qurba joogta isugu jirtay Ee socdaalka kuyimi Magaalada Booacame ayaa waxaa horkacayay Garaadka Guud ee Deegaanada Maamulka Khaatumo,Garaad Jaamac Garaad Cali.
Isimadan iyo Qurba joogtan ayaa waxaa siwayn usoo dhaweeyay dadwaynaha Reer boocame iyagoo kaga hortay meelka baxsan magaalada boocame si ay uga qayb qaataan sodhawaynta waftidan,soodhawayntan Oo ay kaqayb Qaadanayeen Odayaasha,Waxgaradka iyo Bulshawaynta reer boocame ayaa ahyd mid siwayn Losoo agaasimay.
Madaxan isigu jiray Isimada iyo Qurba Joogta ayaa Dad waynaha Reer Boocame uga mahad celiyay sida diiran ay usoo dhaweeyeen iyagoona sheegay intii ay ku maqnaayeen magaalada moqdisho iyo dalka dibadiisa ay u maqnayeen dadwaynaha ama shacabka reer khaatumo.





















war anagu boqosho marabno xorayn ban rabna magaladayade 5 sana lahaysta casumada ahayd inta ceb ba nadishay ee wax hano xoreyen hanagadayen boqoshada badan
xunba weyn xidhiidhiyoo
ximankii daryale
xargegiyo laaskiyo
xidhiidhiyo dhabansaar
ximankii abeesaley
dhuxun iyo dhabansaar
dhulkii aan i qiin
dhaxan baa ka timiyoo
waa laga dhawaaqoo
dhiig baa ku daatee
tolow yaa u dhalan?
odagooyiyo gambadhee
cadow soo galyoo
geesiyadii lahaa
guri nabad maseexdaan
hadhuub gaawe culan
goray kuma lisaan
gabladii ciyaartiyo
geeraar matiriyaan
fardihii gamaankiyo
gabdho kuma aroosaan
geyigaan jeclaa
hodan waa garooboo
goblan weeye aamina
googarad dhalaaliyo
garbasaar maxidhatoo
galab qudha madheeshoo
gudcur iyo habeenbay
kolba gees u carartaa
gam i weeydey caashoo
jihaad bay la goohiye
tolow maan isgaranoo
gantaalaha xambaarnoo
xoowda gooyno cadowgaa
iyagoori lama galo
garaadadu ma booqdaan
guryahay lahaayeen
gabanadu maseexdaan
guumeey dusheedii
kooshinkii ganaan jiriyo
cali faarax lama garan
gun nimiyo xumaan iyo
lama qaato gorof madhan
geyigood xoreeysaa
guul kuugu filanoo
gaajiyo haraad beel
aad gees u seexan
Mar haduu gumays tuhu geyigeena soogalay mar hadii gurbood kiii gaashaatiyi ku noolayn mar hadii garaadadii geesaha wareegan mar hadaan nin geesiya gudah gobolka lagu arag soow inan gantaalkiyo gumuciyo rasaastiyo girii noofka tuurnoo goboanimadii celinoo geed dheer u fuunoo gaashanka qaadnaa soow maysan soogelin
Isimada marka hore wan salamaya waxan leeyhaay illahay cafaimad haydin sisiyo iyo cimri dheer
mar labaad waxan ka codsanaya ismada wan dalnay laba mid ban idinka fadhinaa
Colaad ama nabad mid keena ma jirto wax danbaan isugu shekaynaa isimo goan dagdag ah qaata
Toorrida kuwii lala dhiciyo teerigii waranka
Kuwii shiihska lagu taagayee jaaha laga toogtay
Tusbax go’ay sidiisii kuwii tarabka loo laayey
Tafaariiqda nimankii guryaha lagu tadcaaraayey
Toddobaatan iyo dhawr kalaan teella loo dhigane
Waa tii ay tasoobeen sidii tiradi xoolaaye
Tumbushooda waatii la dhigay teedki Gumarroode
Daaroodka lagu taamayaa tacaddi weeyaane
Toddobaatan Geeliyo ninkii tira laxaad dhiibey
oo midab Tiriigleey arkoo tahan ku faallooday
Oo Guga aroos loo turqiyo tanafas eegaayey
oo xaajadiisii tognayd wiil ka kala tuuray
Oo gabayga loo tirinayaa tacaddi weeyaane
Quruumaha tartamayee u kacay tab iyo leexleexa
Nin waliba wixii uu tabcaday taw la soo yidhiye
Tumaal buu ahaa Muuse Dhiil taajna loo xidhaye
Waatay dhammaan taabaceen tala-xumaaliiye
Talyaaniga Triipoli haddii maalin laga taabay
Tagoogada waxaa looga xidhay tacaddi weeyaane
Tanac-tanacdu waa inan-gumeed tamaradiisiiye
Tol haddii u lee yahay waxbay tari lahaayeene
Marna haddanu dhawr tooganayn tookha haw miyine?
waa taariikh keliya oo ubaahan in lais xasuusiyo
Sidii oday malluugaha bartiyo moorada iyo faalka
Bal aan mariyo maansada anay igu majeertaane
Maskan iyo Cagaar Habar Jeclo mooyo tumanaysa
Oo midhaha dooggiyo ka badan maadha iyo ciidda
Masaakiin la dhaco waydinkii moodey reerahae
Marraaq lagu gubto iyo bay noqdeen muriyo waabaye
Muusiyo Qudeer uga aroor maalki reer Hagare
Imikay ku meermeerayaan Miilo iyo Laase
Madda kama helaan inamadii magaca waynaaye
MadaxGaallo iyo Toommo iyo Magan Xawaalkiisa
Maatadu haraad Samataroow waa ku madhataaye
Moqorraysta waataad arliga madhax u diiddeene
Kana macaasha waataad in badan maya lahaydeene
Malatari cadhoodaa lafbuu malaw ka siiyaaye
Maroodiguba soo jeesigaan maaro loo heline
Malyoon lagu dhinto bay dhigeen marinkii ceelkiiye
Ragse hadu magliga soo rogtoo kala maqnaan waayo
Muslin iyo kufriba waa inay maalin diriraane
maatada rasaas lala dhacaa malaha maamuuse
Makhrib reero degey tuugag baa mira habeenkiiye
waa taariikh keliya oo mudan in la is xasuusiyo
Hadii aanan la heshiinin
Oo hagaag loo wada daaqin
Oo anagaa Habar-Waaya iyo
Hartiyeeyda la joojin
Isaaq waa isku heyb
Weysku hooyiyo aabee
Hayeeydaa kordhi doonta
Arabbaa hirka jiidhi
Awalbaa hubka qaadan,
Habar Yoonis galbeediyo
Herer baa iman doonta
Habeen lays miri maayo
Heelka Ceynaba weynbaa
Hadhka laysu badheedhi
Qoluun baa ka hagaagi
Dibadeedna Hawdka dhaxeeto
Ayaa haraad loogu idlaan
Ee talow ma la heshiiyo