Fadeexad soo ifbaxday ;-Fanaanada Idil Barkhad Oo hees Hore Fanaanad Wayn ulahayd Markale Tiyaatar ka sheegatay(Daawo+Video)
Ilaa iyo intii k dambeysay burburkii dawladii dhexe ee soomaaliya waxa soo baxayay faaniin badan oo soomaaliyeed kuwaasi oo da,adoodu aad u yaryar tahay isla markaasna galaya qaladaad badan.
Muuqaalkan waa fananad aad wada taqanaan isla markaasna ah fanaaniinta soomaaliyeed kuwooda loogu jecel yahay,waxaana idiin muuqan doona hees ay hore u qaaday oo ay hadda dib u soo qaadeen fanaaniin kale oo sheeganaya inay heesta iyo laxankeeda leyiihiin,taasna waxa lagu tilmaami karaa burcad heeseed.
Heestan waxaa si xun u istimaashay fanan isku magacawday Idil Barkhad,waxaana heestaasi hore u lahaa Fanaanada caanka ah ee Saciido Shiino oo ummadda soomaaliyeed si weyn u wada taqaan.
Si kastey ahaataba waxaa arrintani qayb ka tahay dhibaatada shacabka soomaaliyeed iyo waxgaradkooda ku habsatey xilliyadii burburka dalka lagu jirey,waana arrin aad looga naxo.
Maxaa La gudboon Ama Looga Baahan yahay Abwaanada Soomaaliyeed
Abwaanada Soomaliyeed ayaa ah kuwo taariikhdu xusi doontoo oo inta badan xaalada iyo marxalada Soomaaliya ku cabira Fanka Qurxoon ee umada soomaaliyeed lagu Yaqaano, iyadoo taas ay jiro ayaa waxaa jira abwaano si khaldan uga dhex qudhaabta Fanaaninta islamrkaan hees ay hore qof ugu dhiibeen misna dib qofkale ugu dhiiba waxaana laga codsanayaa Abwaanintaas inay kawaantoobaan Musuq maasuqa Fanka |Somaliyeed Lagu hayo.
Halkan Kadaawo Adaaa yaab Doone Ceebta Halkaas Kadhacday
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi[Kenya
Afbakaylenews@gmail.com

waligay indho adag ka badan ma arag, oo waxan is lahaa fanaaniitii hore ee hada howl gabka noqday iyo abwaanadii hore ee soomaliya ee duqoobay ayaa la bililiqaystaa hantidoodii. waxaan ku talin lahaa qaali ladan iyo inta la mid ka ah ee aan xishoonin waa in maxkamad la soo saree. lakin waxaa is waydiin leh qaali ladan hees bililiqayso oo lacag iyo sumcad ku hel istiriye. ma is waydiisay wadamaday joogto in ay xabsi dheer ku mutaysan karo. hadii ay dacwad ku ogaan hantii la yaashii ay bililiqaysatay.
kkkkkk kadaroodibi dhal baan maqlijiray , waaaar kaagaan xog ogaal sooqortay xagaad kahadlaysaa , waa dockayeedhkii lasheegijiray waar qaali ladan wax ay bililiqaysatayna halkan kuma hayne xagaad kahadashay dameera fuuleenyahow kkkk fanaanadan idl barkhad cumarna anigu markaan eegay arintu say usocoto waxaan is idhi gabadha waa lakhalday oo heestay ay minbareka lasoo istaagtay inahy horteed caan ahayd oo fanaaniin qaaday miyaysaan ogayn tolow inantu !!!!! miskiin adaa ibay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk haaha aha aha ah viva idil barkhad and siciid shiino
Scw
Waa run oo heesta gabadh kalaa qaaday sida aan arkayo, khaladka Idil Cumar ma leh abwaanka u dhiibay baa leh.
Haddii aan si lillaahiya u hadlo Gabadhu way kusoo baxaysa heesta ee daaya. Way u qalantaa heestan iyo heeso kalaba inay qaado, bal quruxda iyo sha’niga ka muuqda eeg.
Idil malaha khaladka abwaanka u dhiibaybaa leh ka hadhadha gabadha una quudha quruxda iyo codkaba soo dhawoow idil ayaan ku leenahay anigu waxaan ka mid ahay kuwa aan beerkoodu baran raga heestana way i dhiiri galisay mahadsanin miss oslo