Halkan Kadaawo Soodhawayntii Isimada khaatumo Ee Magaalada Boocame Ee G/Sool
Waxaa shalay magaalada Booacme Ee gobolka sool Gaadhay Qaar kamid ah Golaha Isimada Maamulka Khaatumo Ee dhawaantan kaso kicitamay Caasimada Moqdisho.
Wafitdan ayaa Isimada iyo qurba joogta isugu jirtay Ee socdaalka kuyimi Magaalada Booacame ayaa waxaa horkacayay Garaadka Guud ee Deegaanada Maamulka Khaatumo,Garaad Jaamac Garaad Cali.
Isimadan iyo Qurba joogtan ayaa waxaa siwayn usoo dhaweeyay dadwaynaha Reer boocame iyagoo kaga hortay meelka baxsan magaalada boocame si ay uga qayb qaataan sodhawaynta waftidan,soodhawayntan Oo ay kaqayb Qaadanayeen Odayaasha,Waxgaradka iyo Bulshawaynta reer boocame ayaa ahyd mid siwayn Losoo agaasimay.
Madaxan isigu jiray Isimada iyo Qurba Joogta ayaa Dad waynaha Reer Boocame uga mahad celiyay sida diiran ay usoo dhaweeyeen iyagoona sheegay intii ay ku maqnaayeen magaalada moqdisho iyo dalka dibadiisa ay u maqnayeen dadwaynaha ama shacabka reer khaatumo.

Wan kahelay sida aad ushaqaynaysaan boocame hanoolaato