Horgale Cali Qase iyo Xaaji Oo caadaystay Ka gacansiga Dhiiga Shacabka laascaanood(Warbxin)
Wararka aan ka helayno magaalada laascaanood ayaa sheegay in qaar kamid ah Horgalada Maamulka Siilaanyo ujooga magaalada laascaanood ay haatan bilaabeen ka ganacsiga Dhiiga iyo shacabka Reer Laascaanood iyagoo hore u iibsaday Dalka iyo dadka reer khaatumo.
Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Shabakada Afbakayle Ee magaalada laascaanood ayaa sheegaya Labada Nin ee lagu mgarcaabo Cali Qase Iyo xaaji ay Bilaabeen Suuq cusub oo lagu gato dadka iyagoo habeenkii ugu dhaca guryahooda halkaas oo ay ku xidhaan xabsiyada magaalada laascaanood.
kadib dilalkii qorshaysanaa ee lagu laynayo shacabka magaaladda laascaanood ayaa waxaa garab socday xarig si joogta ah loogu geysanayay shacabka ku dhaqan magaaladda laascaanood kuwaas uu maamulka gobolka oo ay horkacayaan horgaladda deegaanka ay iska soo qabqabteen.
Wararka ayaa intaasi ku daraya labadan Gacan ku dhiigle ee dadka shacabka ee aan waxba galabsan caadaystay inay xabsiga ka buuxiyaan islamarkaana ugu hanjaba inaanay siidayn ilaa ay lacag madax furasho ay bixiyaan, hadii kale ay ku eedayanayaan ururka all shabaab inay katirsan yihiin.
Farxaan Axmed oo kamid ah dadkii saaka laga soo daayay xabsiga dhexe ee magaaladda laascaanood ayaa shabakadda afbakayle u sheegay in markii hore la iska soo qabtay kadibna lagu soo daayay lacag dhan 500 oo dollar iyadoo loogu hanjabay hadii uu bixin waayo lacagta lagu dari doono liiska argagixisada.
Labadan Horgal ee Caadaystay inay ka baayac mushtareeyaan Dhhiga iyi dadka shacabka reer khaatumo ayaa kala ah Horagle Caliqase Iyo Hosgale Xaaji Jeniyare,Kuwaas oo maamulka hargaysa uu ugusoo magcaabady inay dhibaan dadka iyo shacabka reer khaatumo.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Fu,aad Kaarama Jaamac
Afbakaylenews@gmail.com
haday lasoobaxeen xeeladan waxaa lagudboon reerkhaatumostd iyo reer laascaa nood ba waa in maalin cad madaxa latoogtaa hadii kale wada calaacalkaas iyo calool jileecaas reer lascanood waxaa loobixiyey hindi iyo wax matare yaal loosoobedelo xataa kuwa ugu liita oo qodaalka kuwacnaa maryo calasta snm ee calankeedu siidhacayo sidee nin u dhashay laascaanood wiil iidoor iyo fataal aan lahubin inuu udhashay deegaanka waxaas oo masiibaa ugadhex wadaan magaaladii iyadu isu xiniinyaha weyneyd ee qoryaha lasooyaaci jirtey marka laba wiil oo midkibrey reerkiisuna lakibrijireen oo loo laynjiray ninka waxgalka ah laascaanood isaaq iyo siilyaanyo waxay dhex mushaaxeen markii ay iyadu tashan weydey reer lascaanood waxaa dhaama wiilasha arab ee siilyaanyo iyo reerkiisaba hargeysa kuyiri car hakuusocoto beenta aad habaryoonis oo 50jeer kabadan arab sanka lagagatolay QUDHMIYAA OODWEYNE BURCO BERBERA XAAXI IYO SALAXLEEYBA QABSADEY OO UUSAN GABOOSE OO CALAACALAYA MOOYEE UUSAN CARAALE IYO CAYNAANSHEBA JUUQ ORAN ILAYN WAA NIN WAX CUNAY XISHOO IYO NIN MARHORE KUTUFLAALEYE LAASCAANOOD WAA CEEB IYO WAJI GABAX IN LAGAWAAYO 10NIN OO TOOS URAADIYA DILAALIINTA OO MADAXA IYO FEERAHABA XABAD KALA DHACA
reer laascano horta falastiniyiinbaa miyey san reer buuhoodle kola magaaraane xataa toban wiil oo wiilasha buuhoodle oo kala ahi ku jirin waa hubaal hadii toban wiil oo wiilasha axmed garaad oo kala ahi ay ku jiri lahaa yeen inaan inta xiro lacag hadana laga qaadeen shafkey xabad kaga jiidi lahaayeen jeeni yare iyo cali qase iyo ina canbaashe iyo wacal oo dhan marka is ooya waxaan hubaa hadii laba reer oo ka mida kuwa laaska daga ay isku dhici lahaayeen inaan waxba laysula hadheen ee is ka dhacsha waa asaagiine viva boohuudle sharafta dhulbahante ee aan geerida ka waabana wadnahoodu fadhiyo marka jilibka laysu aasto ee baaruudu qiiqeyso