afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:05 pm | Posted by

Tarsan Oo Shaaca Ka Qaaday Isbaarooyinkii Muqdisho In Ay Ka Hartay Idaacada Shabeele(Dhagayso Codkan)

Gudoomiyaha  gobalka banaadir ayaa waxaa uu ka hadlay hadal  dhawaan ay  sii daysay  idaacada   shabeele taasoo  aad  loogu maagay dawlada   turkiga  oo soomaaliya wax badan ka qabatay  gudoomiyaha aya  sheegay  in idaacada  shabeele  ay ka mid tahay   isbaarooyinka yaala magaalad  muqdisho  ayna ka qayb  qaadatay   colaadihii sokeeye  iyo sidoo kale  dawlada walaalaha aanu nahay  ee turkiga oo  wax badan  tartay  dadka masaakiinta ah.

 

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA  TARSAN

 

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM