afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:31 am | Posted by

Xaflad lagu taageerayo Maamul u samaynta Jubaland oo lagu qabtay Perth Australia Halkan ka daawo.

Tanyo wixii ka dambeeyay markii ay soo ifbaxaday in loosameenay Deegaanada jubooyinka Maamul Goboladeed ugaara Oo ay loodhisayio Dhamaan beelaha Soomaaliyeed Ee dagaga Gobolada Jubaayinka, ayaa waxaa iska soodabadhaysay Hambalyo iyo Tageero lagu taagerayo maamulkaas Loosameenayo taasoo kadhacaysay Aduunka Daafa Dunida.

Hadaba Waxaa Xaflad lagu taageerayo Maamul u samaynta Jubaland oo lagu qabtay Perth Australia Taas oo ay kasooqayb galeen Dhamaan beelaha wada daga Goboladaas, kuwasoo Taageero way umujiyay Sida ay utaageersan yihiin in maamul loosameeyo Goboladaas Kusoo laga Xoreerayay Kooxda Maleeshiyaadka Uruka all-shabaab.

Hadaba Halakan Riix oo Daawo Video-ga taagerada

Xafiiska shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM