Akhriso;-Magacyada Wasiiro Ku Xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha ee Xukuumada Ra’isul Wasaare Saacid
Waxaa Goordhow uu Ra?isal Wasaare Saacid ku dhawaaqay wasiiro kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal ka harsana xukumadiisa iyadoona tirada wasiir kuxigeenada ay yihiin 20 halka wasiiru dowlayaasha ay iyagana yihiin 5.
Shir uu ku qabtay Madaxtooyada ayaa Ra’isul Wasaaraha waxaa uu sheegay in wasaarad kasta ay yeelan doonto labo wasiir kuxigeen maadaama howsha ay badan tahay, Wasiirada ay yar yihiin xilalka ay isla hayaana ay badan yihiin
Wasiiro Ku Xigeenada
Wasiir ku xigeennada wasaaradda arrimaha dibedda: Injineer Maxamed Aadan Axmed iyo Jamal Maxamed Boorow
Wasiir ku xigeennada wasaaradda arrimaha gudaha: Xasan Ibraahim Maxamed iyo Jaamac Axmed Maxamed
Wasiir ku xigeennada wasaaradda maaliyadda iyo qorshaynta: Maxamed Xasan Aadan iyo Abuukar Xasan Cali
Wasiir ku xigeennada wasaaradda horumarinta adeegga bulshada: Bashiir Maxamed Jaamac iyo Maxamed Macallin Yaxye
Wasiir ku xigeennada wasaaradda cadaaladda iyo diinta: Fahmo Axmed Nuur iyo Xasan Maxamed Jaamac
Wasiir ku xigeennada wasaaradda howlaha guud, gaadiidka iyo dib u dhiska: Nadiifo Maxamed Cismaan iyo Cali Sheekh Maxamed Nuur
Wasiir ku xigeennada wasaaradda khayraadka: Siciid Xasan Cismaan iyo Cabdiraxmaan Maxamed Geeddi
Wasiir ku xigeennada wasaaradda gaashaandhigga: Axmed Maxamed Maxamuud iyo Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi
Wasiir ku xigeennada wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha: Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil iyo Maxamed Cali Xagaa
Wasiir ku xigeennada wasaaradda warfaafinta iyo isgaarsiinta: Cabdishakuur Cali Mire iyo Ibraahim Yarow Isaaq
Wasiiru Dowlayaasha
Wasiiru dowlaha xafiiska madaxtooyada, Faarax Sheekh Cabdiqaadir Maxamed
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda, Dr. Maxamed Nuur Gacal
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka, Mahdi Maxamuud Cali
Wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo qorshaynta, Maxamed Rashiid Sheekh Daahir
Wasiiru dowlaha wasaaradda horrumarrinta adeegga bulshada, Maxamuud Ismaacil Barqadle.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Moqdisho/Somalia
afbakaylenews@gmail.com
yaa khaatumo kagajira ? Fadlanninkiyaqani haysheego
dawladan 1 qabiila maxey tahey ? kuli waa wada dir
wax darooda kuma jiraan
Bismilaahi raxmaani raxiim
maanta gabaygu waa mid cusub oo aan reer walboo dhulbahante ah hawada u marinayo amaan iyo dhaliilwuxuu isdaahilo aniga aragtidayda
gabaygiina waa kan
Gabayga magaciisuna waa Amaan iyo DHaliil
1-Ha’da gabayga anigoo yar baa hibo la iisiiyey
2-Anigoo hadaaqaaya baan helay midhkeediiye
3- Hayeeshee sidii uu ahaa beryahan umaba heenseeyne
4- Waa taan hilmaamoo dhamaan aan ka howl dhigaye
5- Anigoo hurdaaya baa haatuf ii yime
6- U hinqaday inaan heeso oo woowga ka higaadsho
7- Mase heline xarafkaa ha’daa hibadi ii keentay
8- Aan higaadsho maantoo kaluu gabaygu haybadleeyahaye
9-Ugaas yadu hidaha iyo dhaqanka waa hulaabtaane
10-Garaadadu markay howd u mari waa u heesaane
11- Howshiyo dagaalkana waa horkacayaane
12- Hor ilaahay baa igu oge xoreeyn way haybsanaayaane
13-Hubkana waa sidaayaan ilaa hilinki siixowle
14-Hore waxay u kacayaan ilaa lebidi hoos weeyneh
15-Jaamicii halgami jirey, waa halkumataale
16-Horgale iyo waxay noqdeen, haatuf wada waalan
17-Tolkoodoo halgamayay, isaaq soo horkacayaane
18-Alla haybad darana haybta aan ahayeh
19-Haybtay ahayd bahararsame waa hungiyo madhane
20-Inkastooy hanweyn muujiyeen,waa hurdaan weliye
21-Hamigoodu waa xoreeyn oo waa hubaa maanta
22- KHaatumo haykalkeedana iyagaa faras u heenseeyey
23-Haybad laha garaadkuna waa halgamayaaye
24-Ha yeeshee halkaan doonayiyo dowgi ma hayaane
25-Ugaadhyahan hanqaday dagaal waa holinayaaye
26-Daraygii hadhweynay maryaha hoos u jiidaane
27-Taleex hilimadiisay aroos heeska jjibshaane
28- Waxay haanfuraayaan baruur iyo maraqa heenkiisa
29- Hami kuma jiraan iyo dirirba haybteede
30-Hadal lama wadee tolkaay waa hungiyo ceebee
31Ccabdi garaad waa diyaar oo waa soo dagaal geliye
32-Abidkoodba doorkoodu waa nagama daahaane
33-Docmo iyo dhulkoodii waa daahir idilkiise
34-Ku daydaay qayaad waa geesiyaal daraneh
35-Axmed garaad dalkiisii waa difaacaayeh
34-Kamaadoos dardaran iyo ciidamay furinta deeyreenee
35-Qorulugud siday ugu dubeen daacuf lihi cararye
36- Sawaariiq dardaran bay intaas doow u ridayaane
37- Dabaaldeg iyo ciyaar bay duhurki dheelaane
38-Waxsen diirineeyn warkaas laasku soo dirayo
39-KHaalid iyo hayaag waa halkoodiiye
40-Hayin ma aaney noqon waqood oo waa wada halyeygaase
41-Hubka markay ridaa cararyey hoolifle idoore
42-Haybtooda waa laga naxaa tan iyo haabiile
43-Hal hal bay u duulaan oo nafluhu sooma haabsado eh
45-Yaxye heegan buu wiqii howl u taagnaaye
46-Cadoowgoo hurday mirtii hanaqa gooyaane
47-Halkay kaa xigaan cadowgu waa hubsanayaaye
46- Hiil inaan ka doontana xornimo lama huraan weeye
47- Tuuryari tolkeey weeye oo waan tirsanayaaye
48-Tiro iyo tayoba waan tebaayaaye
49- Toorayaha inay soo xidhaan tii aan rabey weeye
50-Waran tuuristiyo madfacu waa tabtoodiiye
51-Tala gooyta iyo xaajadu waa tay lahaayeene
52- Tuuryareey la aantaa xoreeyn daaba qaad maaha
53-Waxba gabaygu yuu ila hadrine waxaan ku soo heegay
54-Tolkay waa wada halyey iyo geesi halabsi doonaaya
55-Hinjiinle iyo kuwaan haybta garan waayey
56- Waa hubanti inay wada yihii hanadyo waaweeyne
57-Allow soo hadee dhuloos waa halgamayaaye
Allaahu akbar
maasha allaah
Waxaa loo magacaabey Khaatumo, wasiiru dawlaha arimaha gudaha iyo amniga qaranka.
Keligii duul sxb shalay gabay gaad sooqortay talo gelyo ayaan kaasiiyay taas oo ahayd inaad gabayga tafniid ku samaysid oo burseelka ka saartid lkn weli waad siiwadaa midakale dhulbahante ayaad sootirisay qaybna waad ka tagtay dib isugu noqo sxb masax nide