afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:20 pm | Posted by

Maleeshiyo Xaafadeed Ay Samaysteen Xaafadaha Magaalada Laascaanood Qaarkood,

Xafadaha Magaalada Laascaanood ayaa bilaabay inay sidifaacaan si ay oga Hortagaan Dilalalka qorshaysan Ee Lagu Beegsanyo,Raxan dhalinyaro ah ayaa laga qoray Gudaha Magaalada Laascaanood,Si ay u gaaf wareegaan Xaafadaha

Magaalada. Gaar ahaan koonfurta Magaalada Halkaas Oo ay xalayba bilaabeen Shaqadii ay u igmadeen shacabka xaafadahaasi dagan, maleeshiyadan xaafadaha ayaa waxa ay tahay arin kucusub Magaalada Laascaanood,

Taas oo sabab ay oaga dhigeen abaabulayaashii kooxdan dhalinyarada ah inay Amaan kooda sugayaan Xaafadaha kala duwan,Mar aan waydiinay muwaadin ku Howlan arinkan Oo magaciisa Kagaabsaday in uu afbakayle U sheego waxa uu_

Yidhi arinkan waa mid anaga nagayimi kadib markii dialal qorshaysan lagu Beegsaday Xaafadan aan hada ku suganahay Gaar ahaan Koon Furta Magaalada Laascaanood markaa hada waxa aan ka fakaraynaa sidii aan u difaacilahayn shacanka Xaafadan dagan waana arinkatimi Dadka Deegan Xaafada.,

Maleeshiyadan xaafadaha ayaa waxa ay tahay mid kucusub maqalka iyo araga shacabka kunool magaalada laascaanood Oo ay hadheeyeen hagar daamooyin Maladahan iyo shirqoolo is daba riixaya waana arin maraga madoonta ah in salka Ay kuhayso halbeeg cabiran Oo sikaashi leh laakiin dulucdoorka arintaas akhrisata yaasha baan u ogatagaynaa Warkaasi iyo Amuuraha ku gedfan xaalada Magaaladaasi,

 

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

8 Comments for “Maleeshiyo Xaafadeed Ay Samaysteen Xaafadaha Magaalada Laascaanood Qaarkood,”

  1. keligiiduul
    December 14, 2012 - 5:01 pm

    gabaygaan waa gabay yar oo js guud ahaan taabanaya

    1-Reer jaamac waa hore marbay magac hulaabteene
    2- Haybtay lahaayeen marbay hore u qaadeene
    3- Huwantii idoor waa kuwii hanaqa dheer gooyey
    4-Waa kuwii tolkood hiigsadoo howd u aaraayey
    5- Waa kuwii idoor hoolifliyo fiinta hadh u diidey
    6-Nimankii halkaa joogi jirey waa hanfanayaaye
    7-Hadhuubo caydh iyo waxay tosheen haamo waaweyne
    8- Tolnimona hilmaamoo hiife taladiiye
    9- Iidoor hoolifleh iyo kufray haan u tumayaane
    9-Hargeesiyo burcay majin ku haanfiiri
    10-Halacdheere oo kale ayey hiinsan ciirtiiye
    10- Sida halaqa goodkay indhaha how ka dhigayaane
    11- Gabdho heelan waa leeyiin haybtan reer jaamac
    12- Oo weli hormuudoo howsha qabanaaya
    13-Ragse haybin maayoo hankii wayga haayiraye
    14-Horgale ina cambaashow idoor hoos ku gelin maayo
    15- Halyeeyadii dhuloos waa ku helayaane
    16-Hilibkaaga waxa loo jarjari haada idilkeeda
    17- Geesiyaal hubkoodii wataa heesta kugu qaadi
    20-Hiil malihid oo horgale haybti mayaqaane
    21- Wale huuraweeynow dhuloos hooto kula eegte
    22-Lafahaaga oo haar leh baa soo hadhaa noqone
    23- Inta neeftu kugu huursantahay hooge soo gooso
    24- Oo howd u carar iga walaan haatuf kuu bixineh

    Reply
  2. runsheege
    December 14, 2012 - 7:43 pm

    adeer jaamac siyaad miyey ku waseen ,cantarabashta meelahaa la fadhiiso ,hadalkaa sida saxarada ku qabtee waad badhaacinaysaaye.js waa laandheere banaan degay yaan wakhti kaaga lumin js state ayeyna joogaan guumays ilaa ganbadhe ilaa jidbaale ilaa yeyle ilaa dandan markaa haku habsaamin..

    Reply
  3. gaasira
    December 14, 2012 - 9:43 pm

    salaamu calykum

    Reply
  4. raamaley
    December 15, 2012 - 5:51 am

    waa arin wanaagsan oo runahaantii loobaahnaa goor hore waayo laascaanood oo ah hooyadii khaatumostd waxaa mudodheer siqarsoon oo abaabulan loogulaayey dadbadan oo isugujira shacab iyo saraakiil iyo dhalinyaradii udhalatey deegaanka iyo xataa hooyooyin intaa waxaa dheer oo iyana aan lahalmaamidoonin dhibaatooyinkii ay kuhayeen maamulkusheegii snm ee fashilmay iyo hor bode yaasha aan meeldhow iyo meeldheer toona wax ka arag ee loo adeegsado shacabkooda intaa waxaa dheer kala fogayntii iyo iskuxoqii dadkii wada dhashay ee maamulkusheegyadii snm iyo ssdf isu adeegsadeen oo iscunsiiyeen horboodeyaashii beesha iyo deegaanka khaatumostd oo ilaamaanta lagumurmo deegaamadii iyo beeshii hurmuudka ka ahayd xornimo u dirirkii somaliyeed ee waqtigii gumaysigii afrika iyo somaliyaba kalqabsadey ee kala qaybiyey ilaamaantana QAARSIDII KUMAQANYIHIIN WELI KIINYA IYO ITOOBIYA KADIB XORAYNTII LABADA GOBOL EE HADA XORTA AH WAA KOONFUR IYO WAQOOYI sidaas darteed xaalada deegaamada khaatumostd ama s s c waxay soo martey xaalad aad iyo aad looga yaabay markii ay ukala foofeen 2 maamul ee midkastaa uusan abid calool fayoow iyo camal daacada midna u hayn inkastoo ay siikala daraayeen hadana waxaan la halmaami doonin hadimooyinkii iyo jees jeeskii iyo kudigashadii beesha haysata maamulkii hore loogamidka ahaa ee expuntland waa faroole firdhiye iyo inta kuraacsanayd duleedintii iyo kahiilidii shacabka iyo deegaankaba loogahiiliyey kuwa jeclaa gooni goosad beena oo mooday inay SNM IYO BEESHOODU LEEYIHIIN AMA GO AAN KAGAARI KARAAN DEEGAAMADA WAQOOYIGA SOMALIYA OO DHAN KUWAAS OO DHALANTEED IYO HUU HAA UGU SHEEKAYN JIREY BEESHA CAALAMKA IYO SHACABKOODA BEELEED EE SNM OO KASOOJEEDA BEESHA ISAAQ EE DHEXE xasuuqyadii badheedhka ahaa ee aan laysaga hadhadhidoonin ee soomaray gobolka sool sanaag iyo gobolka midnimo QARAN EE CAYN EE BUUHOODLE WEYNE IYO DHAMAAN DEEGAAMADII HOOSYIMAADA EE KHAATUMOSTD SIDAAS DARTEED waxaan uga digayaa shacab iyo dawladba dadka wada dhashay ee ssc ama khaatumostd ee kusugan gudaha iyo debadaba in la iska ilaaliyo oo LAGA DIGTOONAADO USUFIIRSASHO IYO BEEL BEEL LAYSAGA HORKEENO SHACABWEYNAHA DAACADA AH EE WADA DHASHAY EE REER KHAATUMOSTD AMA SSC WAAYO WAXAA IN LAXUSUUSTA AH OO AAN LAHILMAAMIKARIN QALADAADKII IYO NACASNIMADII SEEFLABOODNIMADII IYO KALA QAYBSANAANTII IYO ISKUXOQII KALATASHASADII IYO wada tashilaantii laguhantiyey dhulkeena iyo dadkeena waxaa suurageliyey talo xumaantii isqadarin la aantii isumuuqashadii iyo seeflaboodnimadii iyo reer hebel baa iyo nin hebel baa iyo guruubaa sidaas qaldan wax u hogaamiyeye oo halkaa inadhigay caawa iyo maanta oo aad ogtihiin meesha somali iyo aduunkuba marayo waxaa hubaala in weli aan xanuunka iyo dilka qorshaysan iyo faro iskutaag taag iyo doqonimo iyo iimaan xumo daciifnimo iyo iswaheshi la aan iyo kalaqaybi oo xukun uu muuqdo welina aad moodo in maxastii iyo caruurteenii iyo dhalintii u dhashay dhulkeena ay dulman yihiin taas oo badakeed uu aabo u yahay kalaqaysanaantii iyo ismuuqashadii looga faa iiday in lawaayo deegaamadii karaamaysnaa oo ilaa maanta kuwo u dhashay dhulkaas iyo dadkaas talo doodii labadhxay oo loohishiiyey ilaahay amarkii waxaa soodhow waqtigii xaqa iyo ninka ragii u tashan lahaa dhaxalkii awoowgii doqon iyo sixun wax u sheegna ilaah naga soo afjarilahaa ee ogaada oo yaan taariikhda xumayd ee rag mugdi gelisey yaanay rag kale inoogadarin waagan sooguduutey ee lagu xisaabtami doono buugaagta cadcad iyo buugaata mad madoow ee doqomada iyo diricyada yaana reer ssc yoow abeesodhul u eki idinkudilin oo yaan layskiin tusin oo kahortaga munaafaqiinta hareeraha kuwa wax magaratada ah ee gudaha iyo dhiigyacabada kubahoobay caruurta soomaaliyeed iyo umadasoomaa;liyeed dhiigooda oo sida shiidaalka loo isticimaalo weyna dhawdahay iftiinkii midnimo somaliyeed ee loo XASUUQAY MUJAAHIDIIN BADAN OO IDINKAMIDA ILAAHAY IDINKII DHAQSO WABILAAHI TAWFIIQ

    Reply
  5. raamaley
    December 15, 2012 - 6:07 am

    WAXAAN SOODHAWEYNEYNAA IN LOOGUNTADO IN UMADA DEGAN LAASCAANOOD IYO DEEGAAMADA KALEBA LAGA ILAALIYO KUWA KUDHEX DHUUNTA EE MUNAAFAQIINTA AH IYO MUJRIMADA AAN XISHOON EE ILAAH IYO KITAABKIISABA WAX KUQAADAN WAAYEY EE XALAALAYSTEY DHIIGA IYO XAQA XAARAANTA KA AH EE MAALIN WALBA IYO HABEEN WALBA KULAAYA MULIMIIN JOOGA GURYAHOODA IYO MASAAJIDADA HORTOODA WARIYE YAAL waana in loodiyar garoobaa in layska jiro dhamaan dhiig xaqdara ah oo ladaadiyo iyo xaqdaro iyo mujrim lagu taageero ama laguqariyo shacabka iyo magaalada barakaysan ee laascaanood iyo dhamaan ssc khaatumostd ofsoomaaliya waana in nin kastaa masuuliyad qaado naftiisa tan reerkiisa iyo tan deegaanka deriskiisa oo waa in layskajiraa wanjalaad loo ekaysiiyey AFDUUBYO IYO GAADMO MEEL LOORAACO LAWAAYO TAAS HADAAN LOO DIYAARGAROOBIN OO LOOMIDOOBIN WAARDIYE XAQANA QOFKASTAA QAADAN WAXAAN HUBAA IN LA UGAADHSAN DOONO SHACABKIINA IYO KUWO QAALI KU AH UMADA DHEXDEEDA SIDII HORE IDIINKU SOCOTEY ARIKAASINA WAA MU HIIM 100 /100 EE OGAADA REER KHAATUMOW WAANA SOODHAWEYNAYNAA XAAFADAN KOONFURTA LAASCAANOOD EE KUDHAQAAQDAY TALAABADAN XAQA AY ULEEYIHIIN IN AY DIFAACAAN OO ISKA WAARDIYEEYAAN MASIIBOOYINKA LASOOXAWILAY OO DEEGAANKA LAGU SOODUULAY LAGUDHEX MILO GUUL IYO GOBANIMO WAARTA REER SSC AMA KHAATUMOSTD OO DHAN

    Reply
  6. deeq
    December 15, 2012 - 9:24 am

    ok hadii dadaku iskuu mid nooqdo waa cadii lakii inta qoolo laa xanto hadna inaguu uun baa is hasnee ciidii inam hastoo taa oogoowuu sxb

    Reply
  7. ali jebiye
    December 15, 2012 - 4:36 pm

    waa loobaahan yahay in meel lajoogoba laysweheshado oo laysilaaliyo kuwii laayey dadkii hore oogulaayey laascaanood iyo deegaamada kale ee khaatumba weli waxay dhex joogaan umadii ayshalay dadkooda laayeen ilaahay baana kashifi doona kuwa laaya masaakiin aan wax ba galabsan oo loo laayo dano daciifa oo aakhirana naar aduunkana faqri iyo cidhiidh mudandoona waa in loo midoobaa cadowga deegaanka oo ah laba cadow oo midna yahay gudaheena midnayahay dibada reer khaatumoow

    Reply
  8. faysal
    December 15, 2012 - 8:21 pm

    waaloo baahnyahy in lays ilaaliyo laakiin su aashu waxay tahay) xageebay kasocdaan kuwan habeenkii madaxa soo duubanayaa ee dadka laynayaa?
    goormayse tashanayaan dhuloos?mamarka aduunku dhamaado? waxaaban odhan lahaa maah maah carabiyaa tidhaahda ,gacnta cadwga hadaanad goynkarayn waaladhuunkadaa

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM