Abwaan Mohamed Caynab Tix Caynkee Ah Ayuu U Tiriyay Xildhibaanka Xaafada Islii Nairobi(Dhagayso)
Abwaan mohamed caynab waa abwaan soomaaliyeed kana soo jeeda deegaanada khaatumo state abwaankan ayaa ah mid ku caanbaxay majaajilo iyo ka qosashiinta bulshada waxaa sidoo kale uu tiriyay gabayo badan laakiin maanta waxaan idin soo gudbinaynaa tix uu ugu tala galay wadaniga dadkiisa jecel ee yuusuf xasan cabdi oo ah xildhibaanka laga soo doorto xaafad kamakuunji ee ay dagaan soomalida halkn hoose ka dhagayso.
Halkan Riix Oo Daawo Muqaalka
afbakayle.com
waa sheekadii labaad oo aan jeclaystay inaad ila qoso shaan siyaasadana kaga nasataan. waana tan
waa baa waxaa shirko ahaa laba nin oo saaxiibo ah.labdii nin baa waxaa dhexmartay colaad aad u xun. iyagoo colaadaas ba’ ani dhextaalo. bay maalin maalmaha ka mida doon yar qaateen oo bada kaluun u doonteen nasiib daro doontii waa qalibantey, badii bayna ku dhaceen, waxay dabaashaanba mid baa si xun u daaley oo aakhirkii badii liqi gaadhay
kii kale oo dhinaca kan daaley dabaalanaya baa in tuu soo dabaashay bad baadiyey miskiinkii daaley ee badu cunilahay.waxay soo socdaanba markay berigii yimaadeen baa ninkii la soo badbaaadiyey oo weliba colaadiisu aad u xoogbadnayd hadalkii bilaabay oo yidhi saaxiibow waad ogtahay in colaadeenu meel xun gaadhey xaasidnimadeenuna kaba darayd colaadeena
laakiin maanta waxaan kuu cadeeynayaa inaan colaad dambe aanan kuu qaadayn aana noqonayo saaxiib daacad kuu ah oo ku jecel. waadna mahadsantahay
ninkii kale baa yidhi war bal ukaadi nabadaada anigu uma baahniye. ma waxaad u malaysay inaan wanaag kuu soo badbaadiyey. ninkii labadbaadiyey baa yaabay oo yidhi ; bal ii sheeg waxaad ii soo badbaadisay.
ninkii wax badbaadiyey; saaxiib anigu waxaan kuu soo badbaadiyey waxaan arkay inaad dhimanayso oo badu ku liqayso.waxaana maqli jirey markaan yaraa in qofka badu liqdo shahiid yahay oo sha hiidnimo ku dhimanayo. markaas waxaan go aansaday inaadan bada ku dhiman oo shahiid noqon. si aadan ciyaar ciyaartaas janada iiga hor gelin
markaasaa nin kii la badbaadiyey qosol la dhacay kkkkk oo ka yaabay ninka odayga ah xaasidnimadiisa kkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaaaaaw waa wiil khatar aha
waaban ubogay hadalkiisii caaaaaaadiba ma,ahan