afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:50 am | Posted by

Daawo Barnaamij :-Maxaa U Qabsoomay Khaatumo State?- (Video)

Barnaamijka DALDHIS oo maalinta Jimcaha ka baxa Telefishanka Somali Channel ayaa asbuucan lagusoo qaatay,Waxayaabaha u qabsoomay maamulka sanadka jiray ee Khaatumo State.

Waxaa lagu xusay in maamulku horumar weyn gaadhay muddo kooban, iyadoo laga hadlay waxqabadka dhinaca horumarinta bulshada, amaanka, iyo Garoonada caalimiga ah ee laga hirgeliyey magaalada Taleex iyo Buuhoodle

Halkan riix Oo daawo Barnaamijka

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Adbaaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM