afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:35 pm | Posted by

Daawo+Video;-Qaarkamid ah Dadkii Lagu xasuuuqay Sameel Oo kahadlay Sidii Looxasuqay

Ciidamada Maleeshiyaadka Besha isaaq ayaa Kol Hore kulayaay dad shacab ah oo kasoo jeeda beesha Gudabersay,Xasuuqaas oo maleeshiyaaad kasoo jeeda beesha isaaq ay ugaysteen dad shacab ah  ayaa waxaa dhibaato wayn ay ka soogaadhay Dadban oo ka Soojeeda Beesha Samaroon.

Xasuuqaas oo Qaarna lagu Gawracay Qaarna lagu laayay ayaa Waxaa xusay Qaarkamid ah dadkii Ay eheladoodu wax ku noqdeen,kuwaas oo sheegay inay aarsandoonaan hadii aan wax laga qaban

Halkan riix oo daawo Xuskii Xasuuqii Sameel

Xafiiska Shabakada afbakayle.com

Nairobi/kenya 

Afbakaylenews@gmail.com

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM