afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:08 pm | Posted by

Deg Deg: Qaraxyo haatan ruxay Xaafada Islii ee magaalada Nairobi

War deg deg ah inooga soo gaaraya xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ilaa sedex qarax ay haatan ka dhaceen xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

Qaraxyadan ayaa lasoo sheegayaa in ay yihiin Bambooyin, lamana oga ilaa iyo haatan cida lala beegsaday iyo qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

Hase ahaatee goob jooge aan hada lahadalnay waxaa uu leeyahay in qaraxan lala beegsaday Goob baar ama Club ah oo ay kusugnayeen dad badan oo kenyan ah.

Waxaa uu sheegay in ay jiraan qasaro xoogan oo ka dhashay qaraxyadan sedexda ah ee ka dhacay Baararkan oo ay Kenyan badan kusugnaayeen

Mar qura ayaa dad kiii kusugnaa gudaha xaafada Islii ay maqleen Qaraxyo is xig xiga tas oo keentay in lakala cararo oo guryaha lagu xaroodo

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM