Daawo+Video;-Mayarkii lascanod ee somaliland ugu magacawnaa magalada lascanod Oo cabsi darteed isu casiley
Wararka naga soo gaadhaya magaalada lascanod ayaa sheegaya faarax cabdi yare oo mid ahaa horgalada u shaqeeya maamulka hargaysa inuu iska casilay xilkii uu hayay kadib markii xiliyo kala duwan lala beegsaday weeraro bambooyin ah
Wararka ayaa intaasi ku daraya in xubno kale oo calooshood u shaqaystayaal ah oo la sheegay inay doonayaan inay la wareegaan xilkiisa uu jagadaas u baneeyay.
Balse waxaa mudooyinkii u danbaysay soo foodsaaray cabsi weyn taasoo markii danbe uu warbaahinta ka sheegay inuu iskaga tagay shaqadii uu u hayay maamulka hargaysa.
Faarax cabdi yare ayaa badhtamihii sanadkan lagu badelay kayse maxamuud tungub kaasoo si sharaf daro ah xilkii looga qaaday.
Halkan Riix oo |Daawo video-ga Iscasilaada
Xafiiska Shabakada Afbakayle,.com
Laascaanood/Sool,
Afbakaylenews@gmail.com
waa gabay ku saabsan dagaalkii kalshaale sidii mujaahidiintu ula dagaalameen
iidoorka
waxaa kaloo gabaygu ka hadlaya sidii dagaalka ka dib loo dabaal degay
waxaan ka loo gabayga kaga hadlaya saddexda reer ee dhulbahante lugta jiidaya iyo siday uga seexdeen waajibkoodii
waxaan ugu dambeeysiiyey sida aan uga xumahay xornimo la’aanta laascaanood. dhibaataduna ii taabaty aana habeen iyo maalin uga fekero dhibaatada laaska iyo raga la aanta i haysata.
1-Dha’da gabayga waataan beyahan dhaafay idilkiisba
2-Waataan ka dhaartoo dhaatay carabkayga
3-Maantana dhawaaq iiga yimi dhabanadii howde
4- Aan dhaqaajo maantoo kaluu dhaymo leeyahaye
5-Warkii dhinaca howd iiga yimi way dhanqalay maanta
6-Jirkii i wada dhaqaaq idil dhamaantay eh
7-Gama diide reer dhuloos gedi dhamaantoodba
8-Dhambaalada la diray war bay dhowda ku hayeene
9-Dhirbaaxooyinkii idoor dhaawacaa uunku wada dhuuntay
10-Dhaawacooda iyo maydkaa dhooban qori lugudiye
11-Habro dhaaminaayaa ooyey dhiiladi eh
12-Siday wax u dhaceen aan dhabaha saaro
13- Oo bal dhuuxa waa war dhane dhegadhegayntiisa
14-Ohalinyaro ilmaadeera oo dhaarsan oo faydan
15-Oo iswada dhaarsaday oo ficil dhaqaaqaaya
16-Oo shiishka maadhiinka iyo dhoobirka cabaystay
17-Waa dhiiga reerkayga iyo dhaladka buuhoodle
18- Iyagoo dhanbay idoor dagaal ugu dhaqaaqeen
19-Dhabanada kalshaale askari dhiiran baa galayeh
20-Kamaadoos la soo dhaariyaa hiirta dheemaalay
21-Dhuumaalaysi iyo xeelad bay dhuurta jeexe
22- Iidoor dhoocil oo wada hurday dhamacda saareene
23-Dhawaaqii kabaxay dhidaradii yaace
24- Libaaxyadu dhamaantood dhegaha fiiqfiiqe
25-Dhashiikaha markii lala dhacay dhinac u yaaceene
26-Buur dhabana bay dhankeed doc isu dhoobeene
27-Dhawaaq sare ayaan dalbaday bm kii dhinaca weynaaye
28- Ku dhuftay markaan nidhi bay madaxa dhiibsheene
29-Iyagoon dhanaba eegin bay dhagac yidhaahdeene
30-Suugaan u dhiibey, iyo bamkii dhimasho gaadhsiiye
31- Dhaawacoodi waakaa dhirtii dhaafay tiradiisu
32- Guda biirsay wada dhanqalan baysa soo dhiibey
33-Hadhaagii dhaqaa oo dhaafe qurilugude
34-Dhawaaqooda waxaa laga maqlaa ceelki buur dhaabe
35-Dhaar bay mareen inay idil dhamaadeene
36- Mar dambena dagaal sooma ay dhigane
37-Kamaadoosta dhaarsani waa libaax dhiig arkoo kale
38-Dhaqsoba u kala waax afkiyo miciyo dhiig yeeshay
39-Dhaantiyo waxay noo qabteen gabayo dhaadheere
40-Anaguna dhegeeysiga micnaha dhuuxnay idikiisba
41-Alla bariga iyo dhowrtada koromo dhaad gooye
42-Gabdho wada dhaloontiya oo boqor dhaclaynaaya
43-Oon ka dhicin ragoodoo uumiyuhu dhowro
44-Waa dhaladka buuhoodle iyo dhinaca reer howde
45-Dhulkoodii difaacoo iidoor gooye dhabarkiiya
46- Waxse dhibaya waa warkii dhinaca laaskiiye
47-Js tii dhamaan tood waa dhur falane
48-Iyagoori dhaan kama daraan oo waa wada dhufaankaase
49- Dhuuntiyo waxaa laga tumaa lugaha dhaadheere
50-Axmed hoolifki dhiiranaa waa dhif hadalkiisu
51-Dhalaalo ciira iyo waxa la siin dhaashi subagiiye
52-Majin dhoowr habeen teelaybay dhowrayaan abideh
53-Iidoor dhiig qadhmuunay talo la dhaarteene
54-Iga dhimate oo js dhaafay magaciina
55- Baharsamadi waa dhoowrsadaan sidii sidigta dhaameele
56- Dhiidhiibso baa lagu yidhi iyo hilibka soo dhiiba
57-Dhoobi iyo waxay wada noqdeen dhoocilo idoore
58-Dhimashada ma doonaan oo idoor hoosta kala dheele
59-Cagaaranena dhiiboo sooma dhiciyaane
60- Iga dhimate oo reerkanow dhigay magiciine
61-Ugaadhyahanku dhaantiyo ciyaar waa dheeli abidkiise
62- Waa niman dhalaanoo caqliga dhiisha loo sudhaye
63- Xaqoodii la dhacay dhaafe idilkiise
64-Dhabayiciyo shaydaan bay hiil ka dhowraane
65-Dhabanada taleex iyo qardhay xabagta dhuuqaane
66-Dhulna ma ay xoreeynayaan oo dhaarte idilkoode
67-Iga dhaafa nimankaan waa dhabayoo kale
68- Waxba ka dhowri maayoo walee dhaar ayaan maraye
69-Laaskii ladhacay baan dhowrayaa weli
70-Rag dhintaan u yeedhyeedhaya oon dhaqaqaynin
71-Dhibicdii ilmada baa indhihi hoor isoo dhacay
72-Dhaaha iyo ducaan intaa sare u dheegaaye
73-Dhawaaqii baxaayaba xoreeyn bay dheguhu moodaane
74-Dhamaantii jidhkey waa dhuubtay idilkiise
75-Telephoonka soo dhaca wadnuhu waay dhaqaaqaaye
76- Sidii dhidar dib jiray baan dhow rayaa socodka
77-Dhuuniga macuno oo biya cuno ma dhaafsiiyo
78-Inan dhugato qabo bay gabdhuhu igu dhaliilaane
79-Dhimashada inaan doorto baan dhawrayaa weliye
80-Iga dhaafa halkiyo naftuba waay dhibaayaane
walee gabaygan iyo abwaan keligiiduule waa kuhubsaday oo waahaleelsiiyey oo anoon weligey gabyin baan waxaan kabaqay oo isalaaxay inkaladilaaciyo QALBIGAYGA OO marqudha ladhegeysto hugunka qalbigayga kabaxaya anoojecel waxa abwaanku tebayo waxaan ahaa runahaan ruux aan seexan oo waxa aancuno xataa maxusuusanjirin markii uu socday jihaadkii deegaanka uu abwaanku kasheekeeyey ee KALSHAALE HAGOOGANE IYO MAYGAAGLE IYO HOOYADII XORIYADA IYO MUJAAHIDIINTA WAA BUUHOODLE ee goblka cayn ssc khaatumostd waxaan salaan iyo hanbalyo hawada u marinayaa ABWAAN KELIGII DUUL OO QALBIGIISA IYO QALBIGAYGU AY mid kawada yihiin xaalka iyo dareenka kajirey hadana kajira dhulkeena khaatumostd waxaan hubaa in ay guuleeysatey guulaysana doonto hadii ale idmo INSHA ALAAAH waxaan kulatalinayaa dhamaan shacaka khaatumostd meel ayjoogaanba waxa soomaali iskudhaaftay oo laynoogu sooduulay waa TALO IYO ISMAQAL ISKAASHI IYO IAMAQAL HUFAN OO REER KASTA OO AAD ARAGTAAN WAXAY QABSADEEN WAA TALO IYO MIDNIMO WAXA WAX LAGUQABSADAA SOOMAALIYA MALEH DAWLAD DHEXE OO AWOOD IYO WAXQABAD WADA GAADHA DALKASOMALIYA maamulada kajira hareeraheena sida kuwa snm iyo ssdf waxay kufaanaan oo ay doonayaan inay inaga iyo soomaaliba inoogufanaan waa only DEEQAHA IYO DAWESIGA CAALAMKA SIDA INGO IYO UNDP IYO hay adahaas oo ay kumaalaan waxaan haynaa dad kasooqaxay somaliweyn iyo waxaan ubaahanahay biyo ceelal cafimaad cusbataalo iyo xabsiyo iyo iskuulu intaas oodhan waxay kahelaan waa hayADAHA SHISHEEYE OO KAYIMAADA CAALAMKA OO DHAN WAXAANA TAAS KAHOREEYA HORTA WAXAY SUGEEN DEEGAAMADOODA IN AY NABADGELYADOODA TUSAAN CAALAMKA OO AY KA IIBIYAAN ANAKU WAXAAN KUDADAALAY IN AAN DEEGAAMADAYADA NABAD KADHIGNO OO TAAS WAAD ARAGTAAN KAALAYA ARKA OO WAXAY XEREEYAAN MOORYAANTOODA markay caalamka gacmaha hoosdhiganayaan taas baa keentey in lagacaawiyo wax yaabo badan oo uu faroole iyo siilaanyo labaduba heshiis kuyihiin IN DEEGAAMADINA UU YIRAAHDO NABAD MA AHA OO HADANA YIRAAHDO MID WALIBA WAXAAN WAX KUDONAYAA 6gobol oo aykujiraan gobalada ssc ama khaatumostd waxay wax kucunayeen mudo dheer oo waxaa laguqaatay deegaamadeena milaayiin doolar waxa loo ordayaana waa UUN SSDF IYO SNM DHULKOODA INAY DHISTAAN OO DHULKEENUNA NOQDO HADAAD NADIIDAAN XATAA WAA IDIIN HESHIINAY LAAKIIN WALEE SIDA XAAL YAHAY IYO RAGA KASOOJEEDA SSC EE JOOGA HARGEYSA IYO GAROOWE WALEE WAXAY JECLAYSTEEN OO KUQANCEEN IYO WAXA LAGU IIBSADO DHULKOODU KALAWEYN WAXAANA HUBAA MAALIN AAN FOGEYN IN AY U SOOHULEELI DOONAAN LAASCAANOOD OO KHAATUMAYSAN OO SNM IYO SSDF LABADABA LAGAMAYDHAY DHAGARTOODII IYO DILAALNIMADOODII INSHA ALAAH LAASCAANOOD YAGOORI CEERIGAABO ARICADEEYE BOOCAME KALABAYDH WIDHWIDH OO RAGII U HADLILAHAA KUQANCEEN MUSHARKOODA ILAAHAY AMARKII WAXAA ILAAH NOOSOODIRAY MAGACA IYO MAAMULKA XILKASTA AH EE KHAATUMOSTD OO RUN AHAAN SHAQSIYAN ANIGA IGADAWEEYEY XANUUNO BADAN OO AAN KAQAADAY MARKAAN ARKAY RAG KASOOJEEDA DEEGAANKA SSC OO SI LAYAABLEH ULASHAQAYNAYA SNM IYO SSDF OO LABADUBA XAQIIQDII MARKAAN U XAQSOORAY LABADUBA HALMID ISKAGA MIDA QAWA MAQASHII WAXANA HAWQABAN DHIIIGALADAADIYEY EE SNM MAAMULKEEDU ISGUNA WAA DHEERAAD OO AWELBA BALANTAA AHAYD EE NINKII ? I ORANDOONOOW HARTI WAAD KAHIILISEY? HARTI MAWAXA UU HARTI KUYAHAY anigu aan kuutaliyo ? oo aan kuqadiyo ? hadaad iga tashatana ? adiga iyo inta keenta ? fekerka katashiga ssc waa ALQACIIDA AMA SHABAAB ? XATAA ANAA ? YAA HAMAAN WAA QOLADA SNM IYO ssdf oo kii ugu afxumaa abid uu lajoogo inacalishire oo dhegeysanayey markuu faroole caayayey oday dhaqameedkiisa ? CAJIIB WAR REER KHAATUMOST OW ILAAHBAAN IDINKUDHAARSHEY MA WAXAAD ARAGTEEN NIN TISANA AMAANA TIINANA EE KUSHEEGA WAX AAN MACNOLAHAYN ? CAJIIB YEY DAN U TAHAY IN DEEGAANKEENA UU NOQDO DEEGAAN HORE MARSAN OO LOO AAYO MISE WAXAAN DHISNAA DEEGAAN KALE KEENII OO QAAWAN CAJIIB HADAAN NIRI KUMAQANACSANIN LABADA JABHADOOD EE MIDI INOODHUUMATAY MAWAXAAN NOQONAY ALQACIIDA IYO BUDHACADII FAROOLE MAWAXAAN NOQONAY ALSHABAABTII SNM EE INAGODANE? CAJIIB YAA SOO ALIFEY ALSHABAAB YAA MADAX U AH OO KOONFUR U DIRAY ? WAA BEESHA SNM BUDHCAD BADEED WAA LAXANKII IYO ISKUDUBARIDKII SSDF QAASATAN MADAXWEYNE FAROOLE LABDUBANA WAA MASIIBOOYIN SOOWAJAHAY ADUUNKA IYO SOOMAALIBA/ ?KKKKK REER KHAATUMOW HADAAN NIRI MADAXAYAGA AAN MAYRAX KUXIRANO OO AAN DIIDNO ILAJOOG OO AAN KUCAAYO ILAJOOG OO AAN KUQADIYO ILAJOOG OO TALIN MAYSI ILA JOOG OO AAN KUUTALIYO ?/???????????????????????????? ILAJOOG OO MAQNOOW ILAJOOG OO HULAABNOOW ???????? ILAJOOG OO DHULKA EEG ? ILAJOOG OO HAMUUQAN ?????????? ILAJOOG ANOOREERA ILAJOOG ?? ANOODAACAD KUU AHAYN ? IILAJOOG ADOON KUFARAXSANAYN WAXA SOCDA ? IIIIIIIIIIIIIIIILAJOOG OO IILASHAQEE SADEX REER HABAR AWEL HABARJECLO HABARJOONIS ? CUMAR MAXAMUUD CIISMAAN IYO CIISE OO KOODU INAAS OO DHAN KUDARSADEY NASIIBWANAAG IN UU HELO NIN DAAACAD U AH OO WELI AAN FAHMIN ISBEDELKA DULMIDIIDKA AH EE KHAATUMOSTD INAY KU LUUQEEYAAN DULMIDIIDOOW DULMIDOON HAYSKUNOQON CAASIMADII TALEEXNA LAGA XAADHO ILAAHAY MAHADII 6 BILOOD OO QUDHA GAROON CAALAMIYA OO LOOGUYEEDHAY SAYID MAXAMED CABDALE XASAN OO AHAA ABUUNDUULIHII XOREYADA SOOMAALIYEED EE DARAAWIISHEED EE U DHINTEY XORNIMO DOON IYO JIHAAD MUSLIMIMO SOMALI NIMO OO KHAATUMAYSNAA? WAA DIIDNEY IN MUSHAR SHAQSIYAAD OO KASOOJEEDA DEEGAANKEENA ? AY HOR ISTAAGAAN HORUMARINTA IYO XORAYNTA DEEGAAMADEENA/ OO IN BADAN LAHORTAAGNAA MAATASE DHIIGBADAN LOODAADIYEY LOONA DAADIN DOONO DHAQSO WAA DIINAY MADAXAAGA MAYRAX KUMAXIRAN KARTID/ ? EE BALANTEENU WAA IN GABAYGA ABWAANKA KALIGII DUUL IN LAWADA FAHMO OO LALADUULO/ ILAAH IDINKII wabilaahi tawfiiq