afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:29 pm | Posted by

Sanad Guuradii Sadax Iyo Tobnaad Ee Webseda Qorahay media Oo Lagu Qabtay Nairobi (Daawo Sawiro)

Xaflad balaadhan  oo ay ka soo qaybgaleen wariyayaal  ruugcadaa ah  iyo aqoonyahano  looguna dabaal dagayaya   sanad guuradii  13 ee  webseedna  qorahaymedia ayaa  lagu  qabtay  hoolka  shirarka kaah xaafad islii.

 

Xafladan loogu  dabaal dagayay mudadii uu jiray websedka qorahay ayaa waxxaa ka hadlay mas  uuliyin in badan ku soo dhex jiray  saxaafada   oo uu ka mid yahay xasan kuuriya  waxaan uu sheegay in  wadada  wacan loomaro  wanaaga iyo war tabinta.

Isagoona carabka ku dhiftay  in  wariyayaasha  qorahay  media  la xir xiray  qaarkoodna  la laayay  waxaan uu sheegay  meesha   lagu  dilay 18 wariye waxaa  kale  oo ku dhintay  dad  tiradoodu malaayin kor u dhaafaya .

 

Dhanka kale  waxaa ka hadlay  hog hayaha   gudiga  ganacsatada  xaafad islii guutaale waxaan uu sheegay  in  wariyayaasha   hadalkooda ay  koon toroolaan  isagoona u mahad celiyay  wariyayaasha ka  hawlgalo webka qorahay media . .

Waxaan uu  carabka ku dhuftay  meelaha aan amaanka ahayn in wariyayaasha   ay  dhinacna ku wataan  hubkooda  dhinacna ay  kamerada kuwaataan maadaam   iyagu  ay noqdeen   kuwa  had iyo  jeer la xasuuqo.

 

Mohamed  ilka case  oo ah  wariye ka hawl gala  tv qaranka soomaaliyeed ayaa  siwacan uu  ula hadlay wariyayaasha   isagoona sheegay in wariye  kasta uu  guto waajibaadka ka saran  bulshada uu u adeegayo.

 

Gaba gabadii waxaa  laga hadlay wax  qabadkii   intii uu jiray websedka  qorahay  kaasoo   dhibaatooyin   badan soo maray  hadalka waxaa soo afmeeray  abwaan bashiir  cabdi  yuusuf  oo sheegay in warbaahinta  si cadaalaad ah u shaqeysaa   ilaaliso in  ay  inta ay isleedahay  danahaaga  gaarka eego in ay ku gafto dad kale oo shacab ah .

 

DAAWO SAWIRADA

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM