Daawo Adaa Qosli Doonee;- Film laga sameeyay Faroole & wiilashisa (Top Video)
Waxaanu Halkna Idiinku soo gudbinaynaa Film kooban oo laga sameeyay Faroole iyo Wiilashiisaha.
Muuqaalkan Oo Kortoon Ahaana islamarkaana La dulsaaray hadalada Faroole & wiilshu ku dhaqmaan ayaa Siwayn usoo shabahay Hab dhaqan Hogaamiye Faroole.
Caruurtiisa Ayaa Dhankooda Soo Bandhigaya Howlaha ay uhayaan iyo Waxyaabo kale oo Cajiiba.
Halkan riix oo daawo video-ga
