DHAGAYSO: Sh Umul oo daaha ka qaaday ujeedada laga leeyahay amaan xumada xaafada Islii
Wadaadka Soomaaliyed Sh Maxamed Cabdi Umul ayaa si adag kaga hadlay waxa ka taagan xaafada Islii ee magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya.
Riix Halkan si ad hadalkiisa udhagaysato.
Sh Umul ayaa sheegay in dano badan oo muuqda laga leeyahay dhibaatooyinkaas isagoo tusaalo usoo qaatay arimo badan oo ay cadahay in dadka ay dareensan yihiin.
Islii ayaa waxaa ka dhacay qaraxyo badan iyo howlgallo lagu raafay dad Soomaali ah oo aad ubadan kuwaas oo qaarkood si sharci la’;aan ah Kenya ku joogay.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com