Horgale CabdiSamed Cali shire iyo Cabdihalas Oo Khilaafkii ugu baladhnaa Uu xiligan soo kala dhexgalay(Warbxin)
Marba Marka kadanbeysa sii Xumaanayay Xidhiidhka ay lahaayeen HorgaladaFadhigooduyahay magaalada Garoowe ee kasoo jeeda Deegaanada SSCama khaatumo,
Kuwaas oo ay Hor boodayaan Abdi Samad Ali Shire iyo Abdi Halas Qowdhan tan iyo Wixii ka danbeeyay markii ay soo ifbaxday inuusan Faroole ku darsan karin Wakhti kordhis ay filayeen Horgaladaasi,Taasina ay ku idbaartay inay laba u kala jabaan Facaa Tuugyadu,Abdi Halas ayay wararku sheegayaa inuu kasii fogaanayo ina Cali shire Oo ay isk beelkaso wada Jeedaan isago halasuu u janjeersamay xaga faroole.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa Warbahinta waxay u xaqiijiyeen xaalada murugsan ee ka dhextaaganHorgalada fadhiya Garoowe,
Cabdi Samad ayaa maalmahan xaalku ku xumaa kadib markii uu kutufay odaygii Faroole ahaa,taasi ay ku Riixday inuu waayo Rag ay isku Deegaan kasoo Jeedeen oo uu isku halayn jiray sida abdi halas oo kale.
Xaalada Madaxtooyada ayaa beryahan Wanaagsanayn waxaana soo ifbaxaysa inuu faroole uu ku dangaadhay faroole islamrkaana uu hatan u baahnayn xiligan cabdisamed cali shire Oo Haatan xiligiisi dhamaaday.
Waxaana uu Cabdi samad khaati kataagan yahay rag aan weli la shaacin magacyadooda oo doonaya inay ka bedelaan boosta oo hada uu fadhiyo hadiiba ay suurowdo inuu farooole khatiga kor dhisto,
Cabdi halas ayaa olole balaadhan ugu jira in laga tuuro abdi samada booska uu joogo waa hadii ay suura gasho damaca faroole ee ah inuu ku darsado wakhti horleh isgaoo Cabdi halas doonaya inloo dhiibo kursigaa.
Waxaana jiray isku dayo ladoonayey in loogu kala dabqaado ragaas oo guul daraysat kadib markii uu kawar helay wiil uu dhalay faroole kaasoo ku wargeliyay Cabdi halas in uusan wax wada hadal ah la yeelan Cabdi samad,tanyo inta uu kadagayo kuriga.
Wararka hada kaso baxaya magaalada garowe ayaa ay u egtahay in horgale Cabdisamed uu ku dangaadhay Faroole islamrkaan xiligan uu yahay halwgab madaama lagu dhamaystay danii laga lahaa
waqtigaan sugayniyo xilgii wayna soogalaya caarkeedaleey fardo koore kafurada faroole gurigiisa hajoogeen mukulaaluhu hamidhaafeen halkooda viva khaatumostd iyo intajecel midnimo soomaaliyed iyo madaxweyne insheel kumando maxaa nooga gidhiisha nin kadiiday dhulkiisa DOQON MEELKASTA WAAJOOGAA NIN FIICANA WAAHAYSANAA
cali jabiye in badan baan qorraaladadda arkay runtii inta badan waa macquul lkn wali fakarkii ahaa kastuuma kugu jira,wax kastuumo la yiraahda ma jirto,hadee waad maqashay reer buhodle`!!kkk
war beenta iska daaya eeyahay eydu dashay fadaaraha.adeer waa labo nin oo ilmo adeer ah midba mid ka kale waa jecel yahy ishi buugtay ku bikaxso cabdi qowdhan faroole iyo cabdi samed waa horseed oogow ka soo qortaayow waana soo lug godeen abti
kkkkkkkkkkkkkkkkk waxaan dhoho magaranayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ali jabiye horta heesta mukulasha joojiya gabadhitirisay hadeer waykaxanaqdaye tankale dadka noolnoolba lasheegsheegaye ina qawdhan iyo cabdisamed warkoda dhafa dadka hadla saxibayal mohamadka kordadka kucayayana .umalayn mayo xita reer ahan inu igaxigo nimanka wayo reer talexban ahay lakin warbusan hayn isna hadumanta labada difacayana waa 0000