Horgale C/qaadir Jaamac Saalax oo loo magacabay Maayarka dagmada Laascaanod
Waxaa saaka aroorti ka dhacday dawlada hoose ee magaalad Laascaanod wax doorasho lagu sheegay lakin aan haba yaraate ka turjumayn rabitaanka shacabka taas oo aakhirki dhalisay in loo dhaariyo xilka maayarka dagmada Horgale C/qaadir Jaamac Saalax ,arintaas oo dhawaanahanba la filayay ahaydna mid laga dhursugayay iyada oo uu shalay magaalada soo gaadhey Horgale Xaabsade oo uu ololeynayey wiil uu adeer u yahay inuu ku soo baxo maayarka dagmada kaas oo lagu magacaabo Cismaan Fiidyow
Horgalkan Maanta xilka Loogu magcaabay maayarka magaalada laascaanood ayaa hore u ahaa baasaas kamid ah Jaajusiinta u jaajusa Dadka Shacabka Maleshiyaadka SNM ee Kusugan Magaalada Laascaanood.
Xiligan Horgalkan Loo magcaabay xilka maarayka laascaanood ayaa ay kusoo aadaysaa xilu shalay uu xilka iska casilay maayikii hore ee laascanoo kasoo cabsi awged xilka isaga casilay
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Fu,aad Karaama Jamac
Laascaanood/Sool
Afbakaylnews@gmail.com
hargo madhan side hawlikamategin habaara udheer kusoodhawoow DOONimayno horgale dhiigiisu kudaato laascaanood hooyada khaatumostd hadaad nin raga tahay hafiirin xoogaashilimaana iyo biidhiqaatenimo ee u hogaansam rabitaanka shacabka laascaanood iyo kan khaatumostd oo intuba DIIDAY IN SNM IYO dooniste beenta ee huu haada kudhisen ogoow oo ha halmaamin in khaatumostd ay maamul aykufaraxsan yihiin dhamaan ssc iyo deegaamadeeda ay xukunto cid laguqasbikaro waxaan shacabka khaatumostd iyo deegaankiisuba doonayn waxaanuna hore iyo diba kusheegnay cod dheer WAA DIIDNAY GOONI GOOSAD DOONKA QABIILKA ISAAQ EE BEENTA IYO RIYADA ISGUHANBALYEY haday kunsano oodanbe xataa riyadaas qabaan MIDNIMO SOMALIYED WAA MUQADAS OO CIDLAWEYDIINAYAANA MAJIRTO WAANA QASAB INSHA ALAAH VIVA khaatumostd oo ah biriijka midnimadasoomaaliyeed lagana beensheegikarin hoosgale iyo horboodena waxba kumasookordhinayaan snm iyo goonidoon insha alaah