afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:01 pm | Posted by

Dareenka maamulada Hargeysa iyo Garoowe + Arimo kale oo xaasaasi Ah & Falanqayn yaable (Dhegayso)

Ssc Radio- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Dhambaal Culus oo qayb ka ah Barnaamijta Kabaxda Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka.

Barnaamijka Dhambaal Culus oo Ah Mid Aanu ku falanqayndoono Siyaasada , Homarka & Dhaqanka.

Maantana waxaa Lagu qaadaa dhigi doonaa , Dareenka Maamulda Hargeisa Iyo Garoowe ka qaateen Horumarka Khaatumo & Qodobo kale oo Xaasaasi ah.

Barnaamijka Todobaadkan waxaa isku soo duway soona Soo saaray “Ismaaciil Ibraahim Ducaale” (Aftaag)

 

Halkan Riix Oo dhagayso Barnaamijka

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM