Horgale;-Carab Qowdhan oo xabsiga laascanood dhigay laba wiil, Jidhdil baahsana ugaystay.
Wararka Naga Soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan In Ninka Lagu magacaabo Carab Qowdhan oo Taliye CID ku sheeg umagaacabay Maamulka Dhiigyacab Siilaanyo, uu xalay dad shacab ah kala baxay guryahooda isagoo jirdil ugaystay.l.
Ninkan oo Qayb balaadhan ka ah dhibaatooyinka loogaysanyo Shacabwaynaha ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.
Waxaana Ciidamado SNM oo ah oo uu hogaaminayo Ay Guriga ugu soo dhaceen Laba wiil oo kamida Shacabka magaalada Laascaanood isla markaan aan wax galabsan.
Markii wiilashan Laqafaalayey Ayaa waxaa loo gaystay Jidhdil baahsan iyo dhibaatooyin Kale Iyadoona Horay lagageyay Xabsiga lagu dhiigmiirto shacabwaynaha Ku dhaqan magaalada Laascaanood.
Labada wiil ee dhibaatada Baahsan uu ugaystay Carab Qowdha Iyo Qowalaystada uu hogaaaminayey Ayaa waxaa lagu kala magacaabaa.
war beenta iska daaya nacaalad ba idiin dashaye maxaay ahayeen waxaan bakhtiyey
waryaa nacas yahow idoor nacaladu adiga iyo faracaa bay ku noqoni iyo wixii anshax xumada ku koriyay…..bilaa rabaayad yahay….injirlayda idoor iyo waxa daba galana waa la soo qaban.
muhumud
war nacalada dadka ka daa nacaladu markay afkaaga ka soo baxdo waxay tidhaahda ilaahow yaan dusha ka fuulaa. ilaahayna wuxuu ku yidhaahdaa meeshaad ka soo baxday ku noqo
waxaan u malaunayaa mid jaahila oo aan garanayaad tahay
kan wata maxa waxaan u malaynayaa waa nin waalan ama waa jaahil aan aqoon waxa uu kuhadlayo iyo waxa kaga imanaya diiniyan afkiisa waxa kasoobaxay waxay madaxa uga dhici doontaa marka aysoowareegto inlayn isagaa koontorooli waayey afkiisee daqonkan
QAWDHANADU MEELKASTA MAKAQAWLAYSTAAN ABOOWE YAALOOW SEE WAX UJIRAAN WAXAAN MAQLAYAA UUN QODHANO IYO GAROWE IYO HARGESA U DHAXEEYA WAR MEESHA MA ABAARO IYO DUUFAANO BAAKADHACAY SEE WAX YIHIIN REER KHAATUMOSTD OOW/?