afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:17 pm | Posted by

Top Video: Somaliland Wakiil kama Aha Gobolada Waqooyi By Cali Khaliif Galaydh (Daawo)

Waxaanu halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Qayb kamida Qudbadii Dheeray ee Pro Cali Khaliif Galaydh ka jeediyey Munaasibadii Balaadhanay ee Shirkii Midnimada Soomaaliya.

Qaybtan Ayaa Pro: Cali Khaliif Waxa uu ku Bayaaminayaa Inaan Maamulka Lamagac Baxay Soomaali land uusan Matalin Dhamaan Gobolada waqooyi ee dalka Soomaaliya.

Halkan riix Oo Daawo Video-ga

Cali-Khaliif

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Top Video: Somaliland Wakiil kama Aha Gobolada Waqooyi By Cali Khaliif Galaydh (Daawo)”

  1. ali jebiye
    December 19, 2012 - 4:44 am

    nooloow oo ilaah adiga iyo inta midnimoqaran jecel janadiifardooso idingee amiin khaatumostd ofsomaliya waa biriijka midnimo qaran keentey oo aan ladafiri karin ninkii been iyo huuhaa iskujaah wareeriyaa isgaa cirka wax ku og viva khaatumostdofsomaliya iyo intamidnimo qaran somaliyed jecel AAMIIN

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM