Daryeel Dalka &Dadka Oo Xafiis Kafurty Degmada Dharkayn Top”Video
Waa markii ugu Horaysay Ee Daagaan Kaas Laga Hirgaliyo Xafiis ururka Daryeel Dalka & Dadka Ayaa Xafiis Ka furtay Deegaanka dharkayn Oo ka Tirsan Deegaanada Khaatumo’Xafiiskan ay Ururku Ka furteen ayaa waxa uu u Adeegidoonaa dhamaan Bulshada Deegaankaas Dagan Waxaa Halkaas Ku soo dhaweeyay Masuuli yiinta Ururka Daryeel Odayaasha Dhalinyarada Iyo wax Garadka Deegaankaas,
C\ shire Maxamed Dalmar Iyo Cawi Jaamac Diiriye Dhamaan Wax garadKaas ayaa waxa ay ka hadleen baahida Kajirta Dharkayn waxa ayna sheegeen in dhibaatada hada kajirta deegaankan ay tahay Isbitlaal La’aan haysata waxa ay sheegeen in Hore ay u dhiseen Jaaliyada Reer dharkayn isbitaalkan Laakiin uu san wali ladhamaystirin waxa ay ka codsadeen Ururka Daryeel Dalka &Dadka Inuu waxa uu kala qabto Dadka Deegaanka Sidii Loo samata Bixinlahaa dadka ay isbitaal La’aantu ku hayso Dharkayn,


