Maleeshiyaad Ka amarqaata Horgal Xuseen Ducaale Dheeg Oo Gaadhi Kula Qalibmay Duleedka Xudun(Warbixin)
Wararka naga soo gaadhaya magaalada xudun ayaa waxa ay sheegayan duhurnimadii maanta uu shil gaadhi ka dhacay magaalada Xudun duleedkeeda gaadhigaas oo uu lahaa Horgale Xuseen Ducaale Dheeg kuna soo socday,magaalada xudun
Wararka ayaa Waxaa ay Sheegayaan in Gaadhigaasi uu Waday Sahay Ciidamada Maleeshiyaadka SNM ee ku sugan duleedka magaalada Xudun qasaaraha uu dhaliyay shilkani Ayaa Waxaa uu dhaliyay Qasaare dhimasho iyo dhaawac isugujirta,geerida saleebaan yuusuf oo ku magac dheera saleebaan hawiye oo ahaa ilaadada Dabaqoodhi Xuseen Dudaale Dheeg iyo Dhaawaca C/raxmaan Xuseen Ducaale oo ah wiil uu dhalay horale Xuseen .
Gaadhigan oo Noocisu yahay kuwa Raaxada ee loo yaqaano calaawida,lama sheegin waxa yaabaha sababay shilkaasi waxaana jirta in deegaankaas uu shilku ka dhacay aysan fiicnayn wadooyinkeedu
waa ilaahey mahadii hadii cadow baden wax gaaren horgale waa cadow waan ku farxsanahey dhimashad iyo dhaawac cadowga
Xuseen Ducaale waa reer xuddun isaga ayaay u taal hadduu tolkii Naala axmed ama bihi darays dhul uga Qaadayo isaaq oo uu qada siisanayo dhulkii uu ku soo dhaqmayay boqolaalka sano dhaafsaday qado maalmo ah
xuseen ducaale haduu reer xudunyahay yaayiri ma AHA MEESHA waxaa kajira gaadmo aan doqon fahansaneyn anigu xudun laascaanood iyo docmo heegaale iyo fiqifuliye boocame yagoori ama dooxooyinkii QAWLO WAA U DHASHAY OO waa ii siman yihiin ee xuseen waxaan leeyahay hadaad dhibaato iyo mishaakil keento deegaanka waxaa degan dad xaalcuna oo neceb xaaraan iyo wax musqmaasuq iyo dhiig muslina waa kaxaaraan waxaad ogaataa in aan SIILYAANYO DAWERSIGIISA SHILIMAAN LAGAKEENO KANIISADO IN CARUURTEENA LAGUQIXINAYN DOONI NAMAYNO IN ISAAQ NOOGUDAWLADEEYO XUDUN IYO XADEED IYO XAYSIMO TOONA EE OGOOW WAADNA EEDIDOONTAA HADAADAN KAWAANTOOBIN wabilaahi tawfiiq