afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:22 pm | Posted by ducaale

Dadka reer puntland oo karah-saday faroole iyo Dirkiisa

Waxaa marba marka ka danbeysa isasoo taraya baaqyada ay jeedinayaa dadka reer puntland kuwaas oo khaati bilaahi katagan faroole iyo caruurtiisa siyaasiyiin odayaal dhaqameedo dhalinyaro culima owdiin

Ayaa iminka ku baraa rugay fidmada faroole kawada deegaanada uu hada maamul waxaana ay cod dheer ku sheegeen dadkaasi oo ay kamid yihiin,

Siyaasiyiintaan iyo wax garadkaan oo qaar kood ka mid a hxildhibaanada Baarlamaankii KMG ayaa sheegay in Faroole waqtigiisa uu dhamaaday haatana uu doonayo in uu sameeysto muddo kororsi aaney raali ka aheen shacabka Maamulkaasi taasi oo ay tilmaameen in ay tahay wax aaney aqbali karin Shacabka ku dhaqan Deegaanada Maamulka Puntland.

Xildhibaan Max’ed Axmed Labaale oo ka midahaa Xildhibaanada Baarlamaankii KMG Soomaliya oo waxa uu sheegay in arimahani ay yihiin kuwa inta badan ay ka go’do Shacabka maamulkaasi Puntland oo isku xiraashiyo Muujiyo islamarkaana ay ka tashadaan aayahooda si ay uga tuuran xilka Madaxwene Faroole.

Siyaasiyiintaan iyo waxgaradkaan ka soo jeeda Maamulka Puntland ayaa Maalmihii dambe waday qorshayaal ay ku doonayaan in xilka uu isaga dago Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Raxmaan Sheekh Max’ed Faroole inkastoo Madaxweyne faroole

Faroole ayaa noqday far dheeraayay waxana iminka soo badaya qaabyada ay jeedinayaa sama talisyada reer pl oo aan awal mooday inay ka jiifeen,

Fidnada faroole la wareegay

xafiiska shabakada wararka ee afbakayle.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM