Faah Faahin kasoobaxaysa Dad shacab ah Oo caawa Lagu dhaawacay Laascaanood
Wararka naga soo gaadhaya magaaladda laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa sheegaya in Kooxo hubsyan ay cawa magaalada laascaanood gudaheeda ku weerareen dhalin yaro fadhiday goob makhaayad ah oo lagu caweeyo
Weerarkan caawa ay gayteen kooxo aan haybtooda lagaranayn ayaa waxaa ku dhawac may labo qof oo kamid ah dhalinyarada magaalada laascaanood.
Labadan dhalinyarada ah oo ee dhaawaca uu sooogadhay ayaa waxaa mid kamid ah lagu magcabaa Cabdicasiis Xuseen Taarwale halka mid kale aan magaciisa lashaacin.
Kooxdii weerarka gaysatay ayaa kabaxsaday kadib markii ay tacshiirada ku fureen goobta makhaayada ah oo kutaala agagaarka Goolada waxayna wararku sheegayaan in la qabtay dad looga shakiyay inay falkaasi gaysteeen.
Xaalada guud ee magaalada laascaanood ayaa wakhti xaadirkankacsan kacsan,Waxaana aad u yaraadan isu socdka dadka iyo gaagiidka ee gudaha magaalada dhmaan lagu soodaadiyay ciidamada booliska ee somaliland
Fu,aad Karaama Jaamac
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
naasiroow kuwan waa maangaabyo oo waa caloolshood laciyaar aan karamo iyo raganimo toona lahayn oo meelkasta oo aduunka kamida waa joogaan kuwan oo kale laakiin haday iyagu dhinteen oo ifka noogadhinteen miyaa lawaayey rag dhafoorka katoogta ilaahay nadhaafi QOFKASTAA OO SOMALIYA wuxuu layaaban yahay dad kasoojeeda deegaanka oo markasta cabudhinaya dadkoodii iyo dhulkoodii waxaana layaab iyo amakaag noqda marka ay diidaan in weriyeyaasha gobolkasool loodiido waxa deegaanka kasocda iyo dareenka dadweynaha taas oo yaab iyo fajac kuriday inta jecel midnimo somaliyed iyo dadka ama umadasomaliyed ee khaatumostd waxaana leenahay nadhaafe oo naga libdha ilaahay idinkashifye qalbi xumaa oo raganimo xumaa kuwan siilaanyo daacada u ah ee hooyooyinkood kaqaxiya guryahooda