afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:21 pm | Posted by ducaale

Ibnu Hashim baanu nahay,mayee Irir baanu nahay,waar maahee iminka laga bilaabo Ibnu Axmed baanu nahay, iidoor sal fududaa wuxuu sugayo muu Dhowro warbixin Daahir alasaw ka qoray Siilaanyo

Waar ka leexda waa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,waar ka leexda waa
Mujaahid Siilaanyo,waar ka leexda waa Dr Phd bilaa waxbarasho ka qaatay
Jaamacada Camuud.
Waa duulnay,dayaxaanu gaarnay, aqoonsigii inyar buu noo
jiraa, Telefishinka CNN China ayaa maanta baahiyay Safarka Madaxweyne
Siilaanyo.
Diyaaradii Mujaahidka waday baa Diridhabe u hoyatay oo Airport-ka
Boli shanta galabnimo waa la xiraa, Ibnu Hashim baanu nahay ,mayee maanta Irir
baanu nahay,waar maahee iminka laga bilaabo Ibnu Axmed baanu nahay?

xassan-iyo-xirsi-siilaanyo

Madaxbanaanida waa Muqadis,Doorashadii guulbeey ku dhamaatay, Hargeysa ayaa laga hagayay doorashadii Madaxtooyadda Somalia ee Hassan Sheekh ku guuleeystay. Been iyo Baraanbur wixii beesha dhexe lagu maaweeliyo ama isku maaweeliyaan maanta Siilaanyo waa kaas Madaxdii Qaranka ilaalo looga dhigay ee safka labaad ku dhuumanaya . Waa Beylootkii Biyo dhaamiyaha noqday,waa Madaxweynahii Samada laga aqoonsaday oo ilaalinaya maanta Madaxweyneyaashiisa heer Qaran ee marna ay Irir isku yihiin marna Ibnu Axmed. Waa tiradii yareed ee taageersaneed oo Muraala dilaacsan caawa, Waa sheeko xiiso leh,aniguna kama xiiso dhici karee , Ayeeyo caawa maxay oran? Ma sidii lagu yaqiin beey Diinta iyo Anbiyada caayi mise huu haadii qiyaaliga ayey laxan hoobaaleey saari doonaan oo waxay oran:- “Dalaayadahaan ku boodnaa,Ingiriiska anagaa xoreeynay,Jarmalka anagaa ka dhifiit gareeynay,Tony Blair anagaa dhalnay ?????? Alla beenta, alla qiyaaliga ileen marbeey Security man inaad noqoto ku badaa? Yax ,wayeey way —- Sida loo boodo Jaandheerta iyo Batalka hadaan aqoon lahaa caawa unbaan Barafka ku dul tumi lahaaye, Siilaanyo waa kaas,misna waa kaas ,hadana waa kaa? maku dhacday mise anigaa mooday?Siilaanyo Sharaf beey u tahay inuu ku daba feeylo Madaxweynahiisa Xasan Mohamud Alasow – Hello Mr Siilaanyo, Faransiiska maad iska baratid ,Af Somaliga waa kugu adag yahee?

XIGASHO Waagacusub Media

www.afbakayle.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

5 Comments for “Ibnu Hashim baanu nahay,mayee Irir baanu nahay,waar maahee iminka laga bilaabo Ibnu Axmed baanu nahay, iidoor sal fududaa wuxuu sugayo muu Dhowro warbixin Daahir alasaw ka qoray Siilaanyo”

  1. axmed laari
    December 20, 2012 - 3:28 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Reply
  2. axmed laari
    December 20, 2012 - 3:31 pm

    walahy qosol maqloodhintaa baan taaganahay , daahir alasow alla maxaad ninyahayow runta abaartay waxbadan ,excatally wakaa siil laan dheer maanta istaafka noqday , what the isaaq people saying?

    Reply
  3. ismail
    December 20, 2012 - 10:31 pm

    Qaba’ilka yaan la af lagaadeyn shakhsi isagu waa meeshiisa laakiin qabiil shikh iyo shariifba leh aflagadadu ma fiicna in lagu qoro meel public ah

    Reply
  4. ali jebiye
    December 21, 2012 - 1:20 am

    yaamujaahida amase qofkee la orankaraa mujaahid muslin muslin dilaya ama muslin ishaysta ma mujahidnimo baa laguhelaa goonidoon iyo qabiilaysi yaab

    Reply
  5. Fuaad
    December 22, 2012 - 3:30 am

    KKK wlhi h/jeclo waa dad ilahow daa war maxaa laydinka siyaa libaaxyada Reer sheikh sixaaq ma wax aad samaysan ayaad garan weyden daahir alasow ninka la yidhaahdo hooyadii SNM ayaa berri wastay ka dibna wey ku diiden sidaa darteed ayuu uneceb yahay beesha isaaq lkn kuwan kale ayaan la yabanahay waxa waalay silaanyo ha noolado somaliland ha noolato isaaqna ha nooladan h/jeclo ha noolato cadowgooduna ha jabaan

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM