afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:40 pm | Posted by ducaale

Isku Aadka Champion Leage oo la sameeyay, Yaa isku aaday

DrowWaxaa goordhow lasoo gaba gabeeyay isku aadka horyaalka qaarada Yurub ee Champion Leage iyadoona kooxo waa weyn ay isku aadeen.

Arsenal ayaa ku aaday Bayern Munich, halka Man United ay ku aaday Real Madrid, sidoo kale Barcelona ayaa ku aaday Kooxda AC Milan.

Valencia ayaa ku aaday Paris Saint-Germain, halka Kooxda Shakhter Donestk ay kulan adag la yeelan doonto kooxda Borssia Dortmund.

Naadiga Celtic ayaa la dheeli doonta kooxda Juventus halka Kooxda GALATASARAYay la ciyaari doonto kooxda FC SCHALKE

Isku aadka ayaa u dhacay sidaan

Galatasaray v Schalke

Celtic v Juventus

Arsenal v Bayern Munich

Shakhtar Donetsk v Borussia Dortmund

AC Milan v FC Barcelona

Real Madrid v Manchester United

Valencia v Paris Saint-Germain

Porto v Malaga

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM