afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:06 pm | Posted by

Mudanaha U Taagan Governor Dagmada Isilo Ee Kenya Abdihakim Chife Abdiraxman Hassan Fiije.(Sawiro)

Dagmada isilo  oo ah dagmooyinka  ay dagaan dadka soomaaliyeed ayaa  haatan waxaa ka taagan mudane ka soo jeeda  deegaanada khaatumo  state  kaasoo lagu magacaabo Abdihakim Chife Abdiraxman Hassan Fiije. Waxaan  dhalay  chife kii reer  isilo  ee  taariikhda iyo magaca  ku lahaa dagmada isilo.

 

 

Mudane Abdihakim Chife Abdiraxman Hassan Fiije  waxaa   uu kulamo  la qaatay  siyaasiyiintii iyo wax  garadkii  ka soo jeeday  dagmada isilo  oo  dhamaantoodba ay  u soo dhaweeyeen  si  diiran maadama uu yahay  nin  magac wayn  ku leh umada  reer  isilo   mudanahan ayaa waxaa  dhalay  chifekii  magaalada isilo   Chife Abdiraxman Hassan Fiije. Oo  magac dheer lahaa.

 

 

Shirarkii uu  la qaatay  dhamaan  odayaasha iyo wax  garadka isilo  ayaa ahaa kuwa   aad u muhiimsan waxaan uu kala hadlay  in uu u taagan yahay  Governor  isilo isagoon u balan  qaaday in  wax badan uu  ka qaban  doono  arimaha bulshada sida  wax barashada  caafimaadka  dhismaha  iyo  amaanka   dagmada isilo.

 

 

Isilo  waxaa daga  qabiilo badan oo ay ka mid yihiin  dhulbahante  majeerteen  isaaq   burji  booran  iyo  qabiilka  qaadka beerta ee muruu  intaba waxaa uu la leeyahay  heshiis  siyaasadeed iyo mid  odaytinimo  mudane  Abdihakim Chife Abdiraxman Hassan Fiije. Waana  nin markay  bulshadu aragto  fadhiga looga  kacayo  hadaba wa anin u baahan taageero codka  iyo   afba  urid kuurada  adigoo  eegaya   wax  qabadkii  aabihiis iyo  tartida uu leeyahay  Abdihakim Chife Abdiraxman Hassan Fiije.

 

SAWIRADA HALKAN KA DAAWO

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Mudanaha U Taagan Governor Dagmada Isilo Ee Kenya Abdihakim Chife Abdiraxman Hassan Fiije.(Sawiro)”

  1. ali jebiye
    December 21, 2012 - 1:02 am

    ninkan lagumagacaabo ABDIHAKIM JIF AMA FUJE WAA KEE SAWIRKA LAMA GARANKARO OO DADBAA LASIWIRAN OO MAYDAAN MUUJIN EE FALAAR AMA CALAAMAD LAGUGARTO FADLAN KUMUUJIYA LIIBAANA OO GUULEEYSTEE

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM