Warbxin Culus;-Sil silad lamagac baxday Garnaqsi oo bilaabtay + Gabay
Waxaa Dhamaan Shacabwaynaha Soomaaliyeed ee jecel Suugaanta Dhaxal galka ah La’ ogaysiinayaa Inay Bilaabatay Sil silad Cusub oo Gabayo Dhinacyo badan ah, Isla markaana Laysugu Jawaabayo.
Silsiladan Garnaqsi Iyo Gabayadan Cusub ayaa Waxaa Si Joogta ah ubaahin Doonta Shabkada Wararka ee www.kalshaale.com.
Waxayna Caawa Idiin Soo Gudbinaysaa + Warbixin Hordhac ah & gabaygii Uhoreeay.
Gebiyada jidbaaaliyo, canjiid, gaadhista laf-weyne
Ganka dhooddi booraamiyo kulaal, geedka sayntale dheh
Jiidali ninki garanayiyo dib-qorrax, golosyadeedi dheh