Daawo+Video iyo Sawiro:-Gacan Ku Dhiiglihiii Dilay C/raxmaan Ismaaciil Saleeban (Nuune) Oo Gacanta Lagu Dhigay Qirtayna Inuu Garanayo Ninkii Dilay Wariye Axmed Saakin
Booliska Somaliland Oo Laascaanood Ku Soo Bandhigey Gacan Ku Dhiigle Dad Hore Dilay, Xalayna Dhaawacay Nin Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Ee maamulka Somaliland Ee magaalada Laascaanood.
Ninkan Gacanku dhiigala lasooqabtay ayaa sheegay inuu ka dambeeyay dilkii qaarkamid ah dadkii lagu laay gudaha magaalada laascaanood
Wuxuuna yiri oo hadaladiisa kamid ahaa Haa nuune aniga ayaa gacantayda ku dilay buu yidhi sababtuna wuxuu ku sheegay PS_ta ayuu kamid yahay.
Ninkii lagu dilay masjidul huda aniga ayaa gacantayda ku dilay… Cabdicasiis xuseen taarwale amarkii lagu dilayay wuxuu ahaa amar ka soo baxay madaxda sare……… Wariyihii axmed saakin ninkii dilay waxaa la yiraahdaa Xassan habeenkii la dilay burco ayaan joogay caynaashe oo ah gudoomiyaha shabaab ee gobolka sool ayaa ii xaqiijiyay sababta aan u dilaynana waa amar nala soo siiyyay lacag kuma shaqayno
Halkan kadaawo Ninkii Dilka Kadambeeyay Video
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Fu,aad Karaama Jaamac
Afbakaylenews@gmail.com
nin alla iyo ninkii aan uhogaansamin sharciga iyo danta reer laascaano iyo weli dhamaan gobolka sool waa xaq in la khaarijiyo
waxa wax lagu qosla ah horgale jeni xume hadala iyo sawirka been beenta ah ee uu kusoo dhoob dhoobay halkan madigaa qaran iyo dad metela waxa yaableh oon ka yaabanahay dadka runta moodi dona kkkkkkkkk cajiib siyaasadii horgalada lo adegsanayay markay bixi waydey watana inatay uso waregaty mahan waxay iska haystaan bamoyin kharaba iyo bastolad qaraba iyo biro yayar oo khanadaha jenixume iyo daman weyne qase ugu jira intay fal hargaysa laga soo sameyey oonay iyagu macnohooda garanayn loosoo qoro
bay hadhow alaabtii lasoo baxan yaab markasay shacabkodi iyo waalidkii dhalay kumarqaati ben furan bal ufiirsada may ka hadalsiyan shaarac nin bay natuseen faraha taag taagaya muxu samayey muxu shegay warya arkayay kkkk
waxan ad uga yaabay shacabka laga shekeyo ee lascanod joga ee lashaqeeya horgalada imanlawayasha mamay waa kuwee ilaahban idinku dhaarshee yaadse umalaynaysaan waa naagaha horalada iyo wacaladooda iyo naagaha isaaq eey bilaashka iyo jabnaanta kusoo guurguursaden oo de siilaanyo lashaqeeya si ay dalkoda magac ben been ah ugu soo muujiyan qoladan laskuna iygaba lashaqaynaya aaaaaaaaaaaax wanka xumahay reer sool magacodiiii koox dhiigya cabayaal ah oo sharaf laawayaal ah baa usamaystay tv kiro ah xata waa laga kireeyaa markay shacabkoda kuwan jalayaan ok waar bal ufiirsada muda dheer intii kadanabaysey dagaalkii kalshaale waxay dadaal dheer daliyo debed ugu jireen sidii xoogagga damiirku kusii haray ee rer khatumo loowan jalilaha hal mar uun si ay sidii habar habartii xagoda isugu baaba aan kadib loga fa idaysto nasiib wanag inbadan waynu ku gulaysanay lakin manta waryalaa
ok maantay hayaan janiskii ee iska raba waaa sidii hawd iyo nugaal laysugu dhufan laha oo keliya wa jaaniskay hada haystaan bal ila eega qabilakay kusheegeen meshu kayimi bal eega siday udhigen mahan waxa ku hoos jira bal ufiirso hadii ad aqli saxib utahay aqontayda gaban ila eega ilmaderayaal
ok kadib waxa wax lala yaabo ah weriyayaasha reer khatumo ilaahbaan idinku dhaarshee ma aqondara sidani mise waa ba horgalayal inbadanban arintas ka hadlay waxad dhawrtaan fikirkina waxad dhawrtan shebekada aad wax ku qoraysan waxad dhawrtaan idinka sumacadiina waxad dhawrtaan sharata cidaan aad waqtigina siisen waxad dhawrtan kasbashada shacabikiina xalaasha ah ok hada dhamaan shebekadaha khatumo hasi kala darnadena waxbay kasimanyihin
warbaa soo dhacaya iyaga on sida lola jedo iyo cida uu kusocdo iyo macnihisa anala fahmin baad moda in qalinka lagula ordo anigu magaranayo dee inadayba qoralka ku tartansantihiinbaad moodaa mida kale waxba la kala qoran
waxan idinka codsanaya way jiran rag hagagasan oo dhiigbadan wax dareema lakin waxan filaya rag aan khibrad badan lahaynba qaabilsan qoraalka
qoralkuna wa hadba qofkii qalinka haya ok ilmaderayaaaaal waxan arkay xaqiiq rag wax isaga loola jeedo loso dhiibay oo webkiisa ku qurxiyey aaax am sory walahay waxan ka murugoonayaa u hiloow la aanta umada larabbay inaad kasbataan qalbigu wuxu jecelyahay ciduu rabo amaba gobolku rabo ha ahade qorakii ku qanciya baad aqrinaysa fadkan fadlan fadlan hada shaa shadaha waxa idiin saaran wax aydan macnihiisaba garanayn ee bal eega warbahinaha iyo wababka waxa idinka buuxa wax badan oolagu qoro waxa ka wanagsan waxyar oo macquulah waxna utarikara bulshadada adigana sumcad lagugu xasuusto ku samaynaysa bal eeg waxad la cadaynaysaan snm iyo horgalada kusi dalaacaya iyo jeni xume in magaaladaadii keliyahayd alshabab aad ugu marqaati furtay inay joogto alshabab oo waa beryey aqoonyahanaadu waxay ka dagalaman oo ka doodan inaysan joogin nimankaas madaxa dubani adna wad qirtay ma fah min walahay xataa wararka baxa qaar waala mid wasidi weriyihi shahsda iyo adunka ku fafinayay qalad yar oo buhoodle ka dhacay niman aanan weli fahmin waxa ay yihin oo buuhoodle jooga mawaxad usoo duubatay sidaad dhaqaalo u helilahay deen mise qalinkaad ba ka dhigateen nabarkii ama hubkii khatumo lagula dagalayay weliba walagu faraxsanyahay walalayal ilamderayaal ogaada oo ogada oodareema macna iyo ujeedada aad u ordaysan idinkoo qalab farabadan oo culculus sita su aashu waa maxad shacabkaga ugu qabatay isweydiiya mad iska jiiftan xafadihiina ayan ahayn dadkina iyo qalbiyadayada kasbada aqoontuna iyadaa hurumar ku gaarsiisee haka xishoone baro iyadaa ku hagtee oo wax kaa dhigta ee ogow
hada waxan maqlayna hadalo hoose in ninka lascano laguqabtay eey tahay sheko been beena oo qaar waxay shegayan iyaga horgalada lashaqeeya in ninkan ay direen horgaladu waxanba ay ka danbeeyan si aytasi u hirgasho aysameynayan wiil miskiina lasiiyo sharab darogo ah si uu been isga daldalo ilaahay idinka doonay horgalayaashuna ujeedada uguuuuuweyn ee keliya waa si ay kursigan usii joogaan iyo dhiiga ay xalashadeen eee walalhood lamoodi jiray iyagalaftoodan cadi ahayn oo waxla siiya si damiirku uga tago cajiib dardaarankii u danbeyey hooyooyinka dhalay horgalada iyo naagaha ay qaban iyo caruurtooda qaan gaarka ah ha ogaadan in shacabka khaatumo la xisaabtami doonan ilahayw may hoyada xata ahato ilahay kama dhigine subaxanalahhhhhhh ila aad xalal noqotaana sasad ahan doontaan duliba idin saarnan doona idinkaana iska qaadi kara keliya waa inta las cano jogta ee marba qol xiranaya cafi iyo caafimaaad wabilahi tawfiiq ws cm wr wb halays cafiyo inshalahu
guulbanan u rajaynayaa dhamaan inta jecel midnimada umada somaliyeed iyo midnimada khaatumo guushuna gamcihiiineyyy ku jirtaaa inshalahu
guulaysta guulaysta reer khaatumo aamiin dhaha aamiin aaminn inshalah ilahayow
war ileeen qof meeli ka caday meeli ka madow. aduunyo hada ninka murkuu ina taar wale toogtay isla goobtiiba lagu qabtay isagoo gacmaha dhiig kula jira markaasay walaashay leedahay waa been la dhoob dhoobay. Mida kale bal orod la hadal laascaanood oo warayso belo