afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:12 pm | Posted by

Deg deg: Gabaygii labaad & silsilada (Garnaqsi) Gaabanaha iidoor halkii, lagu gumaadaayay ((Akhriso))

Afbakayle.com – Iyadoo Habeenimada Xalay Ay Si Rasmi ah Ubilaabatay Sil Silad Cusub oo Gabayo Ha Taas oo Ay Isugu jawaabi Doonaan Abwaaniin kala Gedisan, isla markaana Ay is Joogta ah u baahinayso Shabakada Wararka ee Kalshaale.com.

Ayaa Waxaa Caawa Soo Baxay Gabaygii Labaad ee Sil Silaadas Looguna Jawaabayo Abwaankiin Bilaabay Sil Siladaani.

Gaashaanka khaatumo iyo geed biroon jabindhe.

Goonyaha kalshaaliyo shaxdiyo, guriga maygaagle.

goobtii sharaftu taaliyo gobaad, gudaha sooljoogto.

Gaabanaha iidoor halkii, lagu gumaadaayay.

((Halkan ka Akhriso Gabgan & Kii Xalayba )) Hana Moogaan Sil siladan Cusub

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM