afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:00 am | Posted by laascaanood

Horgale Cali qase Oo sooban dhigay Hub iyo Rag uu sheegay inay ka dambeyeen dilkii xalay kadhacay laascaanood

cali-qase-300x281-250x250Horgalaadda degaanka ugu magcaaban maamulka gobolka sool ayaa waxay soo bandhigeen hub ay sheegeen inay wateen ragii xalay dhaawaca u geystay Cabdi Casiis Xuseen oo kamid ahaa golihii xildhibaanada deegaanka laascaanood ee maamulka iidoorka ku marin habaabinayaan dadka deegaanka khaatumo.

 

Horgal cali qase ayaa soo bandhigay hubkan oo uu sheegay inay wateen raga xalay lasooqabay hubkan oo ka kooban afar xabo oo bambooyinka gacanta laga tuuro baskoolado rasaas iyo mobilo ay wateen ragani iyadoo labada nin ee la soo qabtay uu mid yahay dhaawac waxaan dhawaan idin soo gudbin doonaa sawiradda waxyaabaha ay horgalada soo bandhigeen

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Fu,aad Karaama Jamac

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Comments are closed

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM