Maxaad kala socota 21 Horgale ee ay Maamulka SNM u soo magacawdeen Golaha Degaanka Degmada Laascaanood (Akhri Magacyadooda Iyo Qabiilad ay kasoo jeedaan)
Waxaa bishii aynu soo dhaafnay ka dhacay magaalada laascaanood wax ay maamulka siilanyo ku magacaabay doorasho gole deegaan taas oo khilaaf wayn ka dhalisay gobolada waqooyi ee dalka somalalia arintaas oo ilaa hadda ay degmoooyinka hargaysa iyo berbera qalalaasihi ay kicisay ka taagan yihiin kadib markii beelaha qaar la duudsidyay xaqoodi oo jeebka ku shubtay siilaanyo sida beelaha Arab, Habaryoonis iyo Ciida gale halka ay kuraastii u badnayd ay heshay beesha habarjeclo
hadaba hadaynu usoo noqo tii ka dhacday magaalada laascaanood sida la sheegay waxa ku guulaystay 21 horgale oo ubadan makastii iyo wax magaradkii magaalada
halkana ka akhriso magacyadooda iyo qabiilada ay kasoo kale jeedaan
1:C/qaadir Jaamac Saalax (maayer) Jaamac Siyaad
2:Nuuradiin C\raxmaan Ibraahim (mayer ku xigeen) Qayaad
3:Cismaan Saleebaan Jaamac Jaamac Siyaad
4:Cismaan Xuseen Cabdulle Baharsame
5:C/fataax Caynaanshe Maxamuud Jaamac Siyaaad
6:Mukhtaar Mahad cawed Jaamac Siyaad
7:Istaahil Maxamuud Aadan Gale Jaamac Siyaad
8:Fihiima Yuusuf Quuje Jaamac Siyaad
9:Cumar Ibraahim Ducaale Jaamac siyaad
10:Xamse Cabdi Hiirad Jaamac Siyaad
11:cabdi ciise mire Baharsame
12:Yaasiin Jaamac Ugaadhyahan
13:C/fataax Ciise ugaadhyahan
14:cabdinuur cali fiqishini
15:Jaamac Nuur Cilmi Baharsame
16:c/raxman jaamac Aadan Yaxye
17:Sociid nuur Salaad Baharsamme
18: Cabdicasiis Xuseen Taarwale (Jaamac Siyaad)
19:cabdi maxamed daad jaamac siyaad
20:xine cabdalle yuusf Jaamac siyaad
21:Cumar Qalambe Ciise Sacad yoonis
Xubintan udanbaysa waa xubinta kaliya ee ka soo jeeda beesha isaaq ee ku soo baxday golaha deegaanka taasina waxay calaamad utahay dhuldurugsiga isaaq wado iyo dhoohnaanta dhulbahante
Xafiiska shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Fu,aad Karaama Jamac
Afbakaylenews@gmail.com
waa sheeko caruureed wax doorasho layidhaahdaa kama dhicin deegaan dhulbahante , waxaan u malaynayaa in IDOOR waxa kala haysta ay tusaale idiinku filantahay kala tag waxa hadhsana waa in dagaal ka dhex qarxo hadaba reerahan idoor waysada u sidoow waxaad ku danbayndoontaan,inay idiin galaan si aan rag loo galin waa HOO HADHUUDHKA,SANDAREERO:dhulbahante intiisa kalena waxaan leeyahay waxaa inoo hadhay inaan habarjeclo iyo waxa la socdaba gooraan habeen iyo maalin midna ahayn buurtii dib ugu celino , kadibna nidhaahno,IDOOR, H/JECLOOY FUTO XUN;:.sidii daanyeerka
kkkkkkk dadkan ma waxaa loo doortey iney habeenkii dadka u dhacaan oo xadaan ma ttug baa?
kkkkkkkk ilen maamul iyo dawlad midna kam jiro laascaanode
mida kale ninka kor ku xusen oo la hayo oo la yiri dad buu diley ma idoorbaa ?
haduu idoor yahey waa run ama hawiye am somalidas kale <<laakin haduu dhulbahte yahey waa been waa laga been sheegayaa ha la hubiyo
waxaa laga yaaba in kuwii denbigan galey miskiin soo qabsadeen kan been shegayaan
hage sxb waad iska hadashay cugqdadna iska saar nooh doorasho way kad hacadaye hadii Aad Sika dhex Arki weyday Waa nasiibkaa lakin wadanka hala xoreyokkkkkkkkkkkkkkkkk
reer laascaanood ama reer nugaaleed ama ssc dadkeeda waxaan usheegayaa hadaan dhaqso wax loogaqaban arintan riwaayada kasocota dhilkiina walee maalin aan maanta ahayn oo fogayn baad ogaandoontaan malaascaanood baa caawa ay kasoobaxeen snm oo waxaa laascaanood idinlaleh reekii xooga idinkuqabsadey walee wiilasha busaaradsan ee reerkiina iyo dhulkiina iibinaya oo ku iibinaya mijin QAADA iyo xoogaa shilimaana waxaa kuxiga in caawa diiwaanka been beenta ah uunoqondoono beri waxaan dhuuso moodayey baa xaar igunoqday ee OGAADA waxaan ogahay oo xaqiiqa ah in liiska snm iyo faylashooduba uuyahay kuday? haduugalana kuqabso WAXAANA MUUQDA OO DHABA WAQTIDHOW KULALIHI DUR DURKA LAASCAANOOD IYO GANBADHEBA EE TOOSA OO BUR BURIYA iyaga iyo faylashoodaba cunsuriyada dhulkooda udiiday dadkiina iyo xoolahiinaba waa digniin ree tolkayoow
waa yaab cunsiriyad qaawan iyo Midnimo Somaaliyeed baan u dhimanaynaa meel mawada gali karaan
saaka waxaa yaaban oo runtii iyadoo qadhaadh liqaya dadkii laga dhaadhiciyay dowlada ayaa laascaanood dadka ku laysa. oo madaxda dhulbahante ee iyada u shaqaysa laysa. kkkkkkkkkkkkkkk wixii beeen ah mar uun baa la qabta ma waari karto. laakiin waxaan la yaabay caayadaha lagu shubay dartood mar mar bay maskaxda qaadan waydaa waxa dhabta ah. marka dhabta iyo wixii lagu aaminsiiyay kala fogaadaan dhibteeda ayay leedahay