afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:13 pm | Posted by

Gaadiid Laga Hirgeliyey Magalada Buuhoodle Daawo (Video)

Iyadoo Dhawaanahanba Aya marba marka ka danbayso Sii Balaadhanayso baaxada Maagalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn.

Islamarkaana Ay Hadba marka ka danbaysa Siwayn Looga Dareemayey Dhismayaasha Kasocda Magaalada .

Dhinaca Kalana waxaa Maanta laga Hirgeliyey Gaadiidka Dadwaynaha Kaas oo Siwayn ay usoo dhaweeyeen Dhamaan Qaybaha Kala Duwan ee Bulshadu.

((HalkanKa daawo))

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM