afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:23 pm | Posted by

Xildhibaan Siyaad Maxamuud Shire oo ka soo jeeda Khaatumo State Of Somalia Oo loo magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee dalka Kenya.

xilDowladda Soomaaliya ayaa waxay Qunsul cusub u soo magacoowday dalka Kenya.

Xildhibaan Siyaad Maxamuud Shire oo ka soo jeeda Khaatumo State Of Somalia ayaa waxaa loo magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee dalka Kenya.

Siyaad Maxamuud Shire oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa wuxuu iska casilay Xildhibaanimadiisa, kadib markii loo magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee dalkaasi Kenya.

Siyaad ayaa sidoo kale ka mid ahaa Masuuliyiintii shalay Madaxweynaha Soomaaliya u raacday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo kulan kula soo qaatay Madaxweynaha Dowladda Kenya Mwai Kibaki.

Si kastaba ha-ahaatee sababaha loo soo magacaabay Xildhibaan Siyaad Maxamuud Shire ayaa waxaa dowladda ugala jeedaa sidii uu wax uga qaban lahaa Soomaalida faraha badan ee ku xir xiran xabsiyada dalka Kenya.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Xildhibaan Siyaad Maxamuud Shire oo ka soo jeeda Khaatumo State Of Somalia Oo loo magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee dalka Kenya.”

  1. fadumo khatumo
    December 22, 2012 - 10:32 pm

    hambalyo hambalyo mashalah waxan oranlahaaa guulayso noqo kii dacadnimo iyo dadal badan muujiya oon noqon mid sida kuwii hore gurguurta inshalahu qayr

    Reply
  2. misskhatumo
    December 24, 2012 - 12:24 am

    mansha allah siyaad guuuuuuuuul

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM